Afrikada | Archive | wararka

wararka

XildhibaMahad Salaad: “Farmaajo Waxa uu Rabaa In uu Itoobiya iyo Eritrea Dalka ku Qabsado”

Xildhibaan Mahad Salaad ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo inuu doonayo inuu dalka ku qabsado Eritrea iyo Itoobiya.“Madaxweyne Farmaajo eedaynta Barlamaanku u soo jeediyay in ay

Continue Reading »

Qeybta wararka

DEG DEG: Sheekh MUKHTAAR ROOBOW Oo laga dejiyey Muqdisho, Iyo Xabsiga Sh. XASAN DAAHIR oo loo sii gelbin rabo?

Afrikada, Muqdisho: Ciidammada milleteriga Itoobiya ayaa si xoog ah ku watay Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur. Magaalada Baydhabo ayaa xaaladeedu qasan tahay kadib xiritaanka Mukhtaar

Continue Reading »

wararka Archives

DEG DEG: Mukhtaar Roobow Oo la afduubtay Iyo Xabadda Oo dhaceysa Baydhabo?
- Dec 13, 2018
Afrikada, Baydhabo: War haatan ina soo gaaray ayaa sheegaya in magaalada Beydhabo uu ka socdo dagaal xooggan oo ay isaga soo horjeedaan kooxo maleeshiyaad ah. Amniga ayaa faraha ka baxay ...
Dhaqaalaha wadanka Soomaaliya oo kobac dhaqaale gaaray 3.1 sanadka sii dhammaanaya ee 2018.
- Dec 12, 2018
Afrikada, Nairobi:  Wadanka Soomaaliya ayaa gaaray kobac dhaqaale oo dhan 3.1 sanadda sii dhammaaneysa ee 2018, waxaana dalku uu ku jiraa heer uu ka soo kabanayo abaarihii kadib beerihii oo ...
DAAWO: Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 12-12-2018
- Dec 12, 2018
DAAWO: Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 12-12-2018 HALKA HOOSE KA DAAWO:  
DAAWO Somaliland oo ka carootay RUQSADII la siiyey Maraakiibta Shiineyska Iyo Shiinaha Oo Kalluunka ka Iibinaya Kenya?
- Dec 12, 2018
Afrikada, Hargeysa: Kadib markii dowladda Soomaaliya ay ruqsad siisay shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha taasi oo iibsatay 32 shati oo badweynta Soomaaliya kalluunka looga guranayo ayaa arrintani waxa ka carooday ...
Hogaamiyeyaasha Isbedelka Waqtiga dartiis loogu kacsan yahay Caalamka AKHRISO!!!
- Dec 12, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xilli kala guur ah oo dowlad kasta ay soo bandhigeyso wixii ay shacabka u qabatay ayaa adduunweynaha waxaa meelaha qaar ka soconaya banaanbaxyo, halka meelaha qaar xildhibaannada iyo ...
DHAGEYSO: Xildhibaanadii Mooshinka keenay Amar ku bixiyey in Farmaajo uusan dalka ka bixi karin?
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Maxamed Cabdulllaahi Farmaajo ayaa goor dhow soo saaray war ku aadan Mooshinka ay ka keeneen Madaxweyne Farmaajo. Warka xildhibaanada ayaa u qornaa sidatan soo socota: Waxay ...
Gudoomiye Mursal Oo gurigiisa laga jaray Korontada, Biyaha iyo Cuntada?
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal ayaa go'aan ku gaaray in uu ka guuro guriga haatan ku yaalla xarunta madaxtooyada ee Villa Hargeysa. Wararku waxa ay sheegayaan in ...
Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Oo loo Ogolaaday In ay la Kulmaan Gudoomiye Mursal
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaliya ee iyagu hogaaminaya aqlabiyadda inta badan ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay gudoomiyaha baarlamaanka ku booqdeen xarunta Villa Hargeysa, waxaa ay ...

Next Page »

!-- Google Tag Manager (noscript) -->