DHAGEYSO Xildhibaan Cosoble: “M/weyne Farmaajo lacagtii dalka waa uu aruursaday, meel uu u wadana la garan maayo? | Afrikada

DHAGEYSO Xildhibaan Cosoble: “M/weyne Farmaajo lacagtii dalka waa uu aruursaday, meel uu u wadana la garan maayo?

Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya baarlamaanka federaalka ayaa sheegaya in uu qeylo dhaamiyey mid ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka oo lagu magacaabo Cabduqaadir Cosoble Cali. Xildhibaankani ayaa ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacbaka Soomaaliya waxaana uu carabaabay in ay soo gaartay cabasho uga timid safaarado aan mushaar qaadan mudo 9 Bilood ah.

Xildhibaanka oo ka mid ah Gudiga Arrimaha Dibada ee Baarlamaanka ayaa sheegay in miisaaniyadda lacagaha mushaaraadka ah loogu kordhinayo Ciidamada Dowladda ay soo dhaweynayaan, ha yeeshee Wasiirka Maaliyadda laga doonayo in uu waqti siiyo Xildhibaanada.

Waxa uu sheegay in Xildhibaano wasiiro ah qaarkood ay ka soo horjeedaan amaba ay diidan yihiin hindisaha ku saabsan in ciidammada dowladda helaan mushahar kordhin dhanka ciidammada ah. 

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho
- May 14, 2019
Afrikada, Muqdisho: Qarax ayaa ka dhacay degmooyin ka tirsan gobolkan Banaadir waxaana la sheegay ...
Askari Uganda u dhashay oo dilay taliyihiisii kadibna isagii is-dilay
- May 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Mid ka mid ah ciidammada wadanka Ugaandha ee ku sugan magaalada ...
DAAWO: Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Fashil weyn ku tilmaamay Shirkii Garoowe
- May 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay afka qabsadeen mucaaradka badanaa dhaliila dowladda federaalka ayaa hadana ...
Axmed Madoobe oo ka huleelay shirkii Garoowe
- May 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynaha ismaamulka Jubaland ayaa ka huleelay shirkii magaalada Garoowe uga socday ...
PRESS RLS: Axmed Ducaale Xaaf oo isaga baxay shirka Garoowe
- May 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: War-saxaafadeed ka soo baxay ismaamulka Galmudug ayaa looga hadlay kulan in ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->