Donald Trump: “Maxaan sameeyaa haddii ay i soo dhoweyn waayeen reer London?”

Dadka ku banaanbaxayey madaxweyne Donald Trump ayaa maanta kor u hayey musawir (Boombale) ah oo si siyaado ah loo cayiliyay kaasi oo ay muujinayeen in uu yahay madaxweyne Trump. Waxaa ay banaanbaxayaashu hor dhoobnaayeen afaafka hore ee baarlamaanka dalka Ingiriiska.

Trump, oo Britian tegay maalinimadii Khamiista, ayaa u sheegay majaladda ‘the Sun newspaper’ in in qorsheyaasha mudaharaadyada isaga looga soo horjeedo ee magaalada caasimadda ah iyo meelaha kale ee caalamka ah ka dhacaya in ay isaga niyadda ka jebisay isla markaasina uu dareemay in aan ‘Wax soo dhoweyntiisa diyaar loo aheyn.’

“Waxaan u maleeyay markii aan arkay Sawirka Boombalaha ee ay ii ekaysiiyeen, waxaan mooday in aysan jirin sabab aan u soo booqdo London,” sidaa waxaa yiri Trump oo la hadlayey wargeyska The Sun.

Duqa magaalada London Sadiq Khan ayaa dadka degan London u sheegay in ay u cadeeyeen Trump in aan lagu soo dhoweynaynin London, Trump oo u waramayey ‘The Sun’ ayaa ku calaacalay, maxaan sameeyaa haddii ay i so dhoweyn waayeen?

READ MORE:  Go'aano Xasaasi ah Oo ka soo baxay kulankii ONLF iyo M/weyne Mustafe Cagjar


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Al-Shabaab Oo ku Sii Qulqulaya Degmooyin ka tirsan Galgaduud
- Sep 21, 2018
Afrikada, Galgaduud: Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa kooxo aad u hubeysan oo ka ...
WAR DEG DEG AH:Gabar kale oo ardayad ah Oo inta JAAMACAD Loogu Galay madaxa laga toogtay?
- Sep 21, 2018
Afrikada, Muqdisho: Warar haatan ina soo gaaraya ayaa sheegaya in gudaha jaamacadda Soomaaliya ee ...
Wufuuda Golaha Aqalka Sare oo Kismaayo Kula Kulmay Odayaasha Dhaqanka Iyo Haweenka
- Sep 21, 2018
Afrikada, Jubaland: Madaxda ka socota golaha aqalka sare ee dowladda federaalka ayaa gaaray magaalada ...
AKHRISO SIRTA ku jirta Soomidda maalinta Yowmul Cashuuraa Ee bisha Muxaram?
- Sep 21, 2018
Afrikada, Nairobi:  Maalmaha Ilaahay s.w.t. ee billowga sannadka Hijriyada ee Ilaahay s.w.t. barakeeyay, waxaa kamid ...
DHAGEYSO: Dagaal culus Oo ka dhacay Faafax-Dhuun
- Sep 20, 2018
Afrikada, Jubaland: Dagaal culus caawa ka dhacay meel u dhow degaanka Faafax-dhuun oo ...
%d bloggers like this: