DHAGEYSO: Cabdi Qeybdiid Oo ka hadlay Duqeyntii 1993-kii ee Muqdisho

Afrikada, Muqdisho: Col. Cabdi Qeybdiid ayaa isagoo la hadlayey idaacadda VOA ka taariikheeyay duqeyntii 1993-kii ee Muqdisho.

Diyaaradaha Maraykanka ayaa 12-kii July 1993 duqeyn ku bartilmaameedsaday guri ku yaallay magaalada Muqdisho oo ay ku shirayeen qaar ka mid ahaa taageerayaashii General Maxamed Faarax Caydiid, oo xilligaasi dagaal uu kala dhaxeeyay ciidamada Maraykanka ee Somalia ku sugnaa.

Duqeyntii waxaa ku dhintay dad ka badan 70 qof oo u badnaa odoyaal iyo indheer-garad.

Haddaba duqeyntaasi oo ay ka soo wareegatay 25 sanadood, ayaa sida ay u dhacday uu weriyaheena Jacfar Kukay wuxuu ka wareystay Abdi Xasan Cawaale Qeybdiid, oo ka tirsan aqalka Senate-ka, ka na mid ahaa sarkiishii la shaqeynayay General Caydiid ee xilligaas ku sugnaa gurigii la duqeeyay.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

Xigasho: VOA

READ MORE:  DEG DEG: Al-Shabaab Oo Gowracay Taliyihii Ciidammada Galmudug+15 Qof ku dishay dagaal aad u Qaraar

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Al-Shabaab Oo ku Sii Qulqulaya Degmooyin ka tirsan Galgaduud
- Sep 21, 2018
Afrikada, Galgaduud: Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa kooxo aad u hubeysan oo ka ...
WAR DEG DEG AH:Gabar kale oo ardayad ah Oo inta JAAMACAD Loogu Galay madaxa laga toogtay?
- Sep 21, 2018
Afrikada, Muqdisho: Warar haatan ina soo gaaraya ayaa sheegaya in gudaha jaamacadda Soomaaliya ee ...
Wufuuda Golaha Aqalka Sare oo Kismaayo Kula Kulmay Odayaasha Dhaqanka Iyo Haweenka
- Sep 21, 2018
Afrikada, Jubaland: Madaxda ka socota golaha aqalka sare ee dowladda federaalka ayaa gaaray magaalada ...
AKHRISO SIRTA ku jirta Soomidda maalinta Yowmul Cashuuraa Ee bisha Muxaram?
- Sep 21, 2018
Afrikada, Nairobi:  Maalmaha Ilaahay s.w.t. ee billowga sannadka Hijriyada ee Ilaahay s.w.t. barakeeyay, waxaa kamid ...
DHAGEYSO: Dagaal culus Oo ka dhacay Faafax-Dhuun
- Sep 20, 2018
Afrikada, Jubaland: Dagaal culus caawa ka dhacay meel u dhow degaanka Faafax-dhuun oo ...
%d bloggers like this: