-4-

 

Uhuru Kenyatta

 

Waa madaxwaynaha wadanka Kenya

Waxuu talada hayay 1 Sano oo kaliya.

Waxuu haystaa celcelis ahaan Hanti dhan $500 Million

Uhuru Kenyatta waa madaxwaynaha dalka Kiinya, sidoo kalena waa wiil uu dhalay Madaxwaynihii ugu horeeyay ee dalkaasi Kiinya ee la oran jiray Joomo Kiinyaata “Jomo Kenyatta”. Hantida gaarka uu uleeyahayna celcelis ahaan waxay dhantahay “$500 Million” Shan boqoloo Milyan oo doolar.

Madaxwayne Uhuru iyo reerkiisa ayaa sida uu wargayka “Fobres Magazine” qoray waxay dalka Kiinya kuleeyihiin hanta aad ubadan, oo isugu jirta: Shirkado ganacsi, goobo dalxiis, dhulal, beero iyo bangiyo.

 

-Previos-       -Next-

   
   
     

KU LAABO BOGGA HORE