Afrikada |  10-ka Hogaamiye Ee Ugu Taajirsan Afrika+Iyo Sida ay ku heleen Balaayiin doolar

10-ka Hogaamiye Ee Ugu Taajirsan Afrika+Iyo Sida ay ku heleen Balaayiin doolar

 

-3-

 

Teodoro Obiang Nguema Mbasogo

 

Waa madaxwaynaha wadanka Equatorial Guinea

Waxa uu talada hayay 34 Sano.

Waxa uu haystaa celcelis ahaan Hanti dhan $600 Milyan

Teodoro Obiang waa madaxwaynaha dalka Igwatooriyaal Gini “Equatorial Guinea”, waxa uu talada dalkaas kula wareegay Afgembi Milliteri, waxa uuna kala wareegay adeerkiis “Francisco Macias Nguema”.

Sida uu qoray wargayskaan “Forbes Magazine” madaxwaynaha iyo reerkiisuba waxay dalkaas ka tabcadeen dhaqaale ad u buuran, Marka la qiyaaso Hantida Madaxwaynuhu sida gaarkaa ul eeyahay celcelis ahaan waxaa lagu qiyaasaa “$600 Million” Lix boqoloo milyan oo doolar.

Hadaba inkastoo dalka Iqwatooriyaal Gini “Equatorial Guinea” uu yahay wadanka labaad ee Afrika ugu hodansan, hadana dadkiisu inta badan waxay kunoolyihiin nolol ka hoosaysa fakhriga.

 

-Previos-       -Next-

DHAGEYSO: Dhexdhexaadin laga dhex wado kooxaha Al Shabaab Iyo Mas’uuliyiinta Beled-Xaawo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaaladda amnigu ay ...
DAAWO: Madaxweyne Farmaajo Oo Shaaca ka Qaaday in Itoobiya Cadow aheyd 30-sano ka hor, balse ay Jiilka Cusub Cadowtooyada ku bedeli doonaan Nabad iyo Barwaaqo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hogaamiyaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyey ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18
- Nov 15, 2018
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18 HALKA HOOSE KA DAAWO:
Jeneraallo ka tirsanaa millitariga Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay hubka sharci darrada ah U soo Daabuli jireen Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Shirkad ay militariga Itoobiya maamulaan oo lagu magacaabo Metec ayaa lagu ...
Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->