-9-

 

Robert Mugabe

 

Waa madaxwaynaha wadanka Zimbabwe

Waxa uu talada hayay 26 Sano.

Waxuu haystaa celcelis ahaan Hanti dhan $10 Million.

Mugabe waxa uu ahaa madaxwaynaha dalka Zimbaawi, lacagta uu haystana celceliss ahaan waa “$10 Milyan” Toban Milyan oo Doolar, hadaba Kaligii taliskaan ayaa ah hantiile lacag badan haysta, doorashooyin badan oo dalkiisa kadhacay oo isbadal lagu doonayayna ku guulaystay.

Inkastoo ay jireen dhaleecayno kala duwanoo uga imaanayay dacalada dunida, waxaana lagu eedeeyaa inuu musuqmaasuqo dooorashooyinka.

 

-Previos-       -Next-

   
   
     

KU LAABO BOGGA HORE