Subscribe

10-ka Hogaamiye Ee Ugu Taajirsan Afrika+Iyo Sida ay ku heleen Balaayiin doolar

 

-5-

 

Paul Piya

 

Waa madaxweynaha wadanka Cameroon

Waxa uu talada hayay 31 Sano.

Waxa uu haystaa cel-celis ahaan Hanti dhan $200 Milyan

Paul Piya waxa uu dalka Kaamiruun ka talinayay 31 Sano, Hantida uu haystana celcelis ahaan waxaa lagu qiyaasaa “$200 Million” Laba Boqoloo Milyan oo doolar.

Dhanka kale dadka reer Kaamiruun Boqolkiiba Afartan iyo Sideed 48% waxay kunool yihiin nolol ka hoosaysa fakhriga, oo waxaa maalintii soogasha amaba ay kunoolyihiin wax kayar $1 Hal doolar.

Sanadkii 2009-kii bay ahayd markii uu warsidaha dalka Faransiiska laga leeyahay ee lagu magacaabo “French Online News paper” uu shaaca ka qaaday in fasaxyada amaba safarada dalxiiska ah ee madaxweynahani uu u nasasho tago ay ka mid yihiin kuwa ugu qarashka badan dunida, marka loo eego madaxda caalamka, waxaana uu warsiduhu intaa raaciyay in xataa uu ka qarash badanyahay madaxwaynaha Maraykanka iyo madaxda kale ee caalamka.

 

-Previos-        -Next-

 

AKHRISO: Damaca FARMAAJO Iyo Doqonnimada XASAN Sheekh waa mid Lugooyo Ku ah Soomaalida?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wiilkii kuleejada ku soo koray waa uu naf-jeclaysanayaa isaga oo aan aqoon ...
XOG MUHIIM AH: Sidee Axmed Madoobe Si XUN Loogu Soo Bahdilay Itoobiya, muxuuse kala soo kulmay Abiy Ahmed?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Warar hoose oo ina soo gaaraya ayaa sheegaya in hogaamiyaha Jubalan ...
DEG DEG: Xaaladda Oo meel Xun Gaartay+HUB CULUS Qoryaha BM-ka Oo TUKARAQ hoosta la isugu Dhigay??
- Aug 20, 2018
Afrikada, Tukaraq:     Xaaladda degaanka Tukaraq ayaa sii xumaaneysa iyadoo faah faahino dheeraad ah ...
Jen. Caanood Oo War Cusub Shaaca ka Qaaday?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Muqdisho: Jen. Cabdullaahi Cali Caanood oo ahaa Abaanduulihii dhawaan xilka laga qaaday ...
Roobab Soo Dhoweeyay Xujeyda Muslimiinta Oo Maanta Taagan Banka Carafo
- Aug 20, 2018
Afrikada, Makkah: In ka badan saddex Malyuun oo xujey Muslimiin ah ayaa maanta u ...