10-ka Hogaamiye Ee Ugu Taajirsan Afrika+Iyo Sida ay ku heleen Balaayiin doolar

 

-6-

 

Goodluck Jonathan

 

Waa madaxwaynaha wadanka Nigeria

Waxuu talada hayay 4 Sano oo kaliya.

Waxuu haystaa celcelis ahaan Hanti dhan $100 Million

Goodluck waa madaxwaynaha dalka Nigeria, lacagtuu haystana cel-celiss ahaan waa “$100 Million” Boqol Milyan oo Doolar, dhan waxaa lagu tilmaamaa hogaamiye bulshadiisa waxyaalo badan kusoo kordhiyay marka la eego mudadii yarayd ee uu xilka hayay.

Dhanka kalena waxa uu ka mid yahay hogaamiyaasha ku tagrifilay xoolihii dadwaynaha u dhaxeeyay ee loo igmaday, hantina ka tabcaday intii uu talada dalka Nigeria hayey.

 

-Previos-       -Next-

AKHRISO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo War ka soo Saartay Khilaafka Dowlada Dhaxe & Maamul-goboleedyada
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wasaaradda arirmaha gudaha ee dowlada Federaalka Somalia ayaa War ka soo saartay ...
21 OKTOOBAR: Shacabka Gobolada Waqooyi Ma waxay Ka Dagaalameen Jaad Joojintii, Mise Cadaadis Kacaanka kaga Yimid
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Maanta waxaa afartan iyo sagaal sanno laga joogaa markii ciidanka xooga dalka ...
DHAGEYSO: M/Weyne Xaaf Oo Ku Baaqay In Ciidamo Xoog badan ay Sameystaan Hogaamiye goboleedyada?
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Mamulka Puntland waxaa ka socda Shirka Golaha ...
DHAGEYSO: Taliyaha Xoogga Dalka Oo Sheegay In ay Bilaawdeen Howlgallo Wado Furis Ah
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi(Indha-Qarshe) oo weli ku ...
DHAGEYSO: Axmed Madoobe oo Kashifay in Wada Hadalo hoose dhex marayaan DF & Alshabaab
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa markale Dowlada Soomaaliya ku weeraray inay ka ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->