Afrikada | Archive | wararka

wararka

Wararkii ugu dambeeyay shirkii Garowe

Afrikada, Muqdisho: Shirkii dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada uga soconayey magaalada Garoowe ayaa ku soo dhammaaday is afgaranwaa. Shirkan oo soconayey 5 maalmood oo maanta

Continue Reading »

Qeybta wararka

VIDEO:-16 Qof Oo lagu xukumay Dil, Xabsi daa’an iyo ciqaabo kala duwan?

Afrikada, Muqdisho: Maxkamadd rafcaanka ee ciidamada qalabka sida ee ismaamulka Puntland ayaa maanta dil iyo xabsiyo kala duwan ku xukuntay 16 Nin oo ku eedaysnaa

Continue Reading »

wararka Archives

Kenya Oo joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho-Nairobi..VIDEO
- May 10, 2019
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya wadanka Kenya waxa ay sheegayaan in waaxda duulista hawada dalka Kenya ay soo saartay wargelin la xiriirta in wixii maanta ka dambeeya diyaaradaha ka ...
Dowladda Oo Aas Qaran U Sameysay madaxweynihii hore ee Galmudug.
- May 8, 2019
Afrikada, Galmudug: Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa aas qaran u sameysay madaxweynihii hore ee ismaamulka Galmudug Allaha u naxariistee Maxamed Warsame Cali oo ku magac-dheeraa Kiimiko. Mas'uuliyiinta ugu sareysa xukuumadda federaalka ...
DAAWO: Mooto Bajaajle lagu dilay Muqdisho
- May 8, 2019
Afrikada, Muqdisho: Nin dhallinyaro ah oo wadey mooto Bajaajle ayaa lagu dilay magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya. Dilka ayaa ka dhacay Isgoyska Tarabuunka degmada Hodan waxaana dilka ka dambeeyay nin ciidan ...
Wararkii u dambeeyey ee Shirka Magalada Garoowe
- May 7, 2019
Afrikada, Muqdisho: Shirka Wadatashiga Heer Qaran ayaa ka soconaya magaalada Garoowe. Waxaa shir gudoominaya madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxdu waxa ay ka wada hadlayaan arrimaha masiiriga ah ...
DEG DEG: Maxbuus CUMAR AL-BASHIIR Oo Si dirqi ah Uga badbaaday Dad Careysan? …
- May 1, 2019
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee dalka Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa ka badbaaday dad careysan oo doonayey in ay kala degaan baabuur uu saarnaa. Waxaa loo sii wadey dhanka xabsiga ...
Wasiirkii Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya oo xilka Iska casilay
- May 1, 2019
Afrikada, Muqdisho: Wasiirkii Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Shiiikh Daahir Maxamuud Geelle ayaa shaaca ka qaaday inuu xilkii iska casilay. Wasiirkii Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Shiiikh Daahir Maxamuud Geelle ayaa shaaca ka ...
Soomali boolis ka ahaa Mareykanka oo dil lagu helay
- May 1, 2019
Afrikada, Muqdisho: Nin Soomaalida Mareykanka ah oo lagu magaaco Maxamed Nuur ayaa wiil Soomaali ah oo askari ka ahaa gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa lagu helay dacwad loo heystay ...
DAAWO: 270 Qof Oo Indonesia Ugu dhintay DAAL Shaqo ay qabteen
- Apr 30, 2019
DAAWO: 270 Qof Oo Indonesia Ugu dhintay DAAL Shaqo ay qabteen HALKA HOOSE KA DAAWO:

« Previous PageNext Page »

!-- Google Tag Manager (noscript) -->