Wararka Dibadda

DAAWO:Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka iyo Soomaaliya 19/09/2018

Akhristeyaasha ku tixan Shabakadda Afrikada.com Ee ku sugan Daafaha Caalamka waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Warka Habeenimo Oo Si Toos ah idinkaga Imaan Doona Telefishinka

Continue Reading »

Qeybta Wararka Dibadda

Baaderi sheegaya in uu Cirka U duuli doono Oo la yaab ku dhaliyey dadkii, Qosol iyo muran ka dhex dhaliyey Baraha Bulshada

Afrikada,Ghana: Baaderi u dhashay Ghana ayaa soo jiitay indhaha caalamka kadib markii isagoo khudbad wada uu gacnaha la kala baxay isaga oo isku dayeya in

Continue Reading »

Wararka Dibadda Archives

DAAWO: Ciidammada Turkiga Oo Gudaha U Galay Suuriya
- Sep 14, 2018
Afrikada, Moscow:  Kulan xasaasi ah ayaa dhex maraya madaxweyneyaasha wadammada Ruushka iyo Turkiga iyada oo laga shirayo mustaqbalka magaalada Idlib. Ruushka ayaa laga yaabaa in uu si xun uga nixiyo shacabka ...
DAAWO:Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka iyo Soomaaliya 13/09/2018
- Sep 14, 2018
Akhristeyaasha ku tixan Shabakadda Afrikada.com Ee ku sugan Daafaha Caalamka waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Warka Habeenimo Oo Si Toos ah idinkaga Imaan Doona Telefishinka Caalamiga ah ee BBC-da. Taariikhdu waxa ...
Theresa May Oo ku Dhiirigelinaysa Maal-Gashatada in ay aadaan dalalka Afrika
- Aug 29, 2018
Ra’iisulwasaare Theresa May ayaa ku dhawaaqi doonta in Britain ay sare u qaadi doonto maalgashiga Africa marka ay Midawga Yurub isaga baxaan, marka ay booqashadeedii u horraysay ku tagto qaaradda ...
Madaxweyne Donald Trump Oo Eedeeyay Shirkadda Google.
- Aug 29, 2018
Madaxweyne Trump ayaa shirkadda Google ku eedeeyey in baaritaanno shirkadda lagu sameeyey ee xogtiisa ku saabsan iney yihiin kuwa aan wanaagsaneyn oo waxyeelle u geysta. Qoraal uu madaxweyne Trump uu boggiisa ...
Julius Malema oo ku baaqay in Koonfur Afrika ay ka baxdo xubinimada ururka Barwaaqo Sooranka
- Aug 29, 2018
Hogaamiyaha xisbiga dhaqaalaha iyo xornimo u dirirka dalka Koonfur Afrika Julius Malema ayaa ugu baaqay dowladda Koonfur Afrika inay ka baxdo xubin ahaanshaha ururka Barwaaqo Sooranka. Wuxuu sheegay in 53 dal ...
Riek Machar oo Saxiixay Heshiis Nabadeed
- Aug 29, 2018
Afrikada, Jubba: Dhex dhexaadiye Sudaani ah ayaa sheegay in hoggaamiya mucaaradka ah ee Koonfur Sudan Riek Machar uu go’aansaday in uu saxiixo nuqulkii ugu dambeeyay ee heshiiska nabadda loogu soo ...
DEG DEG: Madaxweye Mustaf Cagjar Oo magacaabis Sameeyay?
- Aug 28, 2018
Afrikada, Jigjiga:  Madaxweynaha cusub ee maamulka cusub ee 'Soomaali State' ayaa magacaabay mas'uuliyiin isugu jira wasiiro maamulayaan iyo duqa magaalada Jigjiga, madaxweyne Mustaf ayaa magaabistiisa waxa ay u dhignayda sidatan ...
DAAWO: Muuqaal Sir ah Oo laga soo Duubay Qaabka loo toogtay Wasiir ka tirsanaan jirey maamulka Gaarisa
- Aug 28, 2018
Afrikada, Gaarisa: Waxaa isa soo taraya wararka sheegaya in saaka la xiray barasaabka dowlad goboleedka Gaarisa mudane Cali Bunow Qorane, wararku waxa ay sheegayaan in barasaabka loo heysto nin ...

Next Page »