Afrikada | Archive | Ganacsiga & Dhaqaalaha

Ganacsiga & Dhaqaalaha

10 Macdan Qode reer Suudaan ah oo ay ku duntay God laga qodayey macdanta dalkaasi

Afrikada, Suudaan: 3 reer Suudaan ah ayaa la ku geeriyoodey, 10 kalena waa ay ku xaniban yihiin kadib markii godkii dhulka hoostiisa ahaa oo ay

Continue Reading »

Qeybta Ganacsiga & Dhaqaalaha

Xildhibaano Mooshin ka Keenay Heshiisyada Uu Galay Madaxweyne Farmaajo.(Akhriso)

Afrikada, Muqdisho: Xidhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ayaa markii ugu horeysay guddoomiyaha Baarlamaanka ka dalbaday in la furo dood la xiriirta heshiisyada lala galay dowladdaha

Continue Reading »

Ganacsiga & Dhaqaalaha Archives

Shirkada Shidaalka Oil Libya Oo magaceeda ku bedelatay Ola Energy
- Nov 29, 2018
Sirkadda shidaalka keenta 17 wadan oo Afrikaan ah oo lagu magacaabey Oil Libya ayaa haatan magaceeda u bedelatay Ola Energy. Iibiyaha saliidda ayaa sheegtay in ay rajo ka qabta in ...
Aasaasaha Suuqa weyn ee Ali Ababa oo lagu eedeeyay in uu yahay xubin ka tirsan xisbiga Shuuciga Shiinaha
- Nov 29, 2018
Jack Ma, madaxa sare ee ganacsiga internet-ka ee shirkadda weyn ee lagu magacaabo Ali Babab Holdings Limited ahna ninka ugu magaca dheer xagga ganacsiga Shiinaha ayaa haatan la soo sheegayaa ...
Amiirka Sacuudiga Oo baadigoobaya saaxiibo cusub
- Nov 29, 2018
Waa adag tahay in hogaamiyeyaasha waaweyn mar waliba diiradda caalamka laga leexiyo sababtoo ah madaxweneyaasha ugu waaweyn caalamka sida Donald Trump, Vladimir Putin, ama Xi Jinping waa kuwo sutida u ...
Museveni Oo ku amray Hey’adda Canshuuraadka Uganda in ay dusha kala socoto wicitaanka taleefanada iyo la bixitaanka lacagaha ee dhanka bankiyada
- Nov 28, 2018
Afrikada, Muqdisho:Madaxweynaha wadanka Yugaandha Yoweri Museveni ayaa markani ka doonaya hey'ada canshuur ururinta wadankaasi ee loo yaqaan Uganda Revenue Authority (URA) in ay maamusho dhammaan taleefannada loo adeegsaday dhanka canshuuraadka. Madaxweynaha ...
Wax soo saarka Infinix iyo Tecno oo dalabkoodu noqday kan ugu badan ee suuqyada Afrika
- Nov 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Shirkad lagu magacaabo Transsion Holdings oo Shiinaha laga leeyahay ayaa sii labo jibaartay dadaalkeeda la xiriira beec-mushtarka wadammada Afrika. Transsion Holdings ayaa iyadu soo saarta aaladaha taleefannada gacanta ee ...
Ethiopian Airlines to resume flights to Mogadishu
- Oct 17, 2018
Ethiopian Airlines will start flying to the Somali capital Mogadishu on Nov 2 for the first time in four decades, the state-affiliated Fana Broadcasting reported on Tuesday. “Our flights will quickly ...
DEG DEG: Ciyaarta Croatia iyo Faransiiska+Xaaladda Oo ku xun kooxda Croatia
- Jul 15, 2018
Afrikada, Moscow: Garoonka Luzhniki waxaa lagu soo gebagebaynayaa ciyaarta Ugu dambeysta ah ee tartanka koobka kubadda cagta adduunka ee FIFA. Waxaa isaga hor yimid kooxaha wadammada Croatia iyo Faransiiska oo ...
AKHRISO: 8-da Xul ee u soo baxay tartanka ciyaaraha koobka Dunida
- Jul 4, 2018
Afrikada, Moscow: Kooxaha ka kala socda 8 dal ayaa isugu soo haray tartankii ciyaaraha kubadda cagta ee ka socda wadanka Ruushka. Kulamada ugu xiisaha badan ayaa waxaa ee (Quarter-finals) ayaa la ...

« Previous PageNext Page »

!-- Google Tag Manager (noscript) -->