Afrikada | Archive | Ganacsiga & Dhaqaalaha

Ganacsiga & Dhaqaalaha

DAAWO: M/weyne Deni Oo ka hadlay heshiiska DP World..

Afrikada, Muqdisho: Siciid Deni oo ah madaxweynaha ismaamulka Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay heshiiskii Shirkadda P&O Port ee hoostagta Shirkadda DP World ay

Continue Reading »

Qeybta Ganacsiga & Dhaqaalaha

Soomaalida Germany oo loo qeybiyey baasaboorka Soomaaliga

Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya wadanka Jarmalka waxa ay sheegayaan in safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalkaasi ay shacab badan oo Soomaali ah u qeybisay

Continue Reading »

Ganacsiga & Dhaqaalaha Archives

Diyaarada Qatar Airways oo bilaabaysa duulimaadkeeda Soomaaliya
- Dec 17, 2018
Afrikada, DooxaGuddoomiyaha Qatar Airways, Sayid Albakar Al-baakir ayaa ku dhawaaqay in shirkaddoodu ay sanadka soo socda ee 2019 ay bilaabi doonto duullimaadyo toos ah oo ay kaga howl galayso ...
Dhaqaalaha wadanka Soomaaliya oo kobac dhaqaale gaaray 3.1 sanadka sii dhammaanaya ee 2018.
- Dec 12, 2018
Afrikada, Nairobi:  Wadanka Soomaaliya ayaa gaaray kobac dhaqaale oo dhan 3.1 sanadda sii dhammaaneysa ee 2018, waxaana dalku uu ku jiraa heer uu ka soo kabanayo abaarihii kadib beerihii oo ...
DAAWO Somaliland oo ka carootay RUQSADII la siiyey Maraakiibta Shiineyska Iyo Shiinaha Oo Kalluunka ka Iibinaya Kenya?
- Dec 12, 2018
Afrikada, Hargeysa: Kadib markii dowladda Soomaaliya ay ruqsad siisay shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha taasi oo iibsatay 32 shati oo badweynta Soomaaliya kalluunka looga guranayo ayaa arrintani waxa ka carooday ...
Xukuumadda federaalka Oo Turkiga kala hadashay mashruuca dhismaha 10-ka kun ee Guri
- Dec 9, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowladda federaalka ayaa wadahadallo la yeelatay madaxda dowladda Turkiga ee qaabilsan dhanka guriyeynta.  Cabdifitaax Maxamed Ibraahim (Geesey) oo ah wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska xukuumadda FS oo ...
Shiinaha oo Sanceeyay dirayna labo Satellite oo ay Sacuudigu leeyihiin
- Dec 9, 2018
Afrikada, Shiinaha: Shiine ayaa samada sare u ganay labo Satellite oo ay leeyihiin Sacuudi Caraabiya. Waxa labadaba la diray abaarihii 12:12 p.m maalinimadii Jimcaha. Dayax-Gacmeedyada ayaa laga ganay xarunta Jiuquan Satellite ...
Shiinaha oo u yeeray safiirka Kanada ee fadhiya caasimadda Shanghai
- Dec 9, 2018
Afrikada, Shiinaha: Wasaaradda arrimaha dibadda ee Shiinaha ayaa u yeertay safiirka Kanada u fadhiya Shiinaha ambassador John McCallum. Mas'uulka Kanada ee fadhiya dalka Shiinaha ayaa laga doonayaa in uu cadeeyo sababta ...
10 Macdan Qode reer Suudaan ah oo ay ku duntay God laga qodayey macdanta dalkaasi
- Dec 9, 2018
Afrikada, Suudaan: 3 reer Suudaan ah ayaa la ku geeriyoodey, 10 kalena waa ay ku xaniban yihiin kadib markii godkii dhulka hoostiisa ahaa oo ay ka shaqeynayeen uu ku soo ...
Xildhibaano Mooshin ka Keenay Heshiisyada Uu Galay Madaxweyne Farmaajo.(Akhriso)
- Dec 5, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xidhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ayaa markii ugu horeysay guddoomiyaha Baarlamaanka ka dalbaday in la furo dood la xiriirta heshiisyada lala galay dowladdaha shisheeye mudaddii ay jirtay dowladda ...

Next Page »

!-- Google Tag Manager (noscript) -->