Afrikada | Archive | arimaha bulshada

arimaha bulshada

DHAGEYSO: Farmaajo Oo la shiray Booliska ama “Wax ma tareyaasha Soomaaliya”

Afrikada, Muqdisho: Waxaa la yiri boolisku waa mushaari lacag ka qaata hey’adda UNDP, ilaa 1992-kii wixii ka dambeeyay howlgalkii UNISOM ee 1993-kii waxa ay ahaayeen

Continue Reading »

Qeybta arimaha bulshada

DAAWO: Deeqa Afro oo soo qaaday Heesta cusub ‘AF-KU XOOGLE’ tirina “Dharka miyaad nala xirataan?

Afrikada, Muqdisho: Fannaanad Soomaaliyeed oo Horay loogu dhaliilay Muuqaalka Hees ay soo Saartay, Canaan badana kala kulantay ayaa hada Arintaasi wax wayn ka badashay. Deeqo

Continue Reading »

arimaha bulshada Archives

Muqdisho iyo Shirkadaha caalamiga ah -ARAGTI KOOBAN-
- Apr 8, 2019
Afrikada, Muqdisho: Walow Soomaalidu aysan laheyn shirkado waaweyn oo teknoolojiyada ka shaqeeya hadana aad ayaa loo dhaliilayaa istraatiijiyadda dhisme iyo qaab nololeedka ay dhaqaalaha ku raadiyaan reer Muqdisho. Dadka magaaladani ...
DAAWO: Xildhibaannada federalka oo maanta “Hurdada Dheeraystay” Hoheey Afrikaay Hurudooy!!!
- Apr 6, 2019
Afrikada, Muqdisho: Ilo ku dhow dhow Xarunta Golaha Shacabka ayaa sheegaya in illaa 54 Xildhibaan ay ku xaadirtay waqtigii loogu tala galay in lagu tago xarunta Golaha Shacabka oo ah ...
Qof Dumar ah Oo meydkeeda la soo dhigay suuqa Kaaraan
- Apr 6, 2019
Afrikada, Muqdisho: Qof dumar ah oo rasaas lala dhacay ayaa meydkeeda saaka aroortii lagu arkay xaafado ka tirsan degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir, iyadoo dadka deegaanka ay aqoonsan waayeen. Sida wararku ...
VIDEO: Dumarku Siyaasada Ma Gali Karaan? Sh. Mustafe X. Ismaaciil Nuur
- Apr 3, 2019
VIDEO: Dumarku Siyaasada Ma Gali Karaan? Sh. Mustafe X. Ismaaciil Nuur
DAAWO: Faa’isa Dhocob ”Boolisku wey iga diideen inaan Gabar ahay..”
- Apr 3, 2019
Afrikada, Muqdisho: Dadka magaalada Muqdisho ayaa ku sheekeysanaya arrin gabar Soomaaliyeed oo ciidanka Booliisku ay u maleeyeen in ay tahay rag soo xirtay dharka dumarka. Waxaa gabadhani lagu magacaabaa Faa'iso Dhocob ...
Xisbiga Talada haya ee DDSI oo bedelay magacii iyo calankii Xisbigaas
- Apr 3, 2019
Afrikada, Jig-jiga: Wararka inaga soo gaaraya dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya waxa ay sheegayaan in la bedelay astaantii lagu aqoonsan jirey xisbigaasi. Xisbiga talada haya ayaa isagu hoostaga dowladda Federaalka Itoobiya waxaana bilowday ...
Soomaalida Germany oo loo qeybiyey baasaboorka Soomaaliga
- Apr 2, 2019
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya wadanka Jarmalka waxa ay sheegayaan in safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalkaasi ay shacab badan oo Soomaali ah u qeybisay baasaboorka Soomaaliga. Safaaradda ayaa qabatay munaasabad ...
DAAWO Sidee looga arrinsan karaa arrinta Somaliland?
- Jan 3, 2019
DAAWO Sidee looga arrinsan karaa arrinta Somaliland? HALKA HOOSE KA DAAWO:

« Previous PageNext Page »

!-- Google Tag Manager (noscript) -->