Afrikada | Archive | arimaha bulshada

arimaha bulshada

DAAWO Sidee looga arrinsan karaa arrinta Somaliland?

DAAWO Sidee looga arrinsan karaa arrinta Somaliland? HALKA HOOSE KA DAAWO:

Qeybta arimaha bulshada

Ninkii Dhaawaca ahaa ee lagu dilay Isbitaalka Keysaney iyo dadkii dilay

Afrikada, Muqdisho: Nin dhaawac ahaa oo duhurnimadii maanta lagu dhex dilay isbitaalka Keysaney oo ku yaalla Waqooyiga Magaalada Muqdisho. Sida ay inoo xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta Isbitaalka, ninka

Continue Reading »

arimaha bulshada Archives

DAAWO: Shir Jaraa’id Oo ay Qabteen kooxda XIDIGAHA GEESKA Oo ay uga hadleen Barnaamij Sanadeedka 2019-ka.
- Jan 2, 2019
Shir Jaraa'id Oo ay Qabteen kooxda XIDIGAHA GEESKA Oo ay uga hadleen Barnaamij Sanadeedka 2019-ka.
M/weyne Farmaajo iyo Kheyre oo dalka ka ceyriyey Ergayga UN-ka u fadhiyey Soomaaliya
- Jan 2, 2019
Afrikada, Muqdisho: War qoraal ah oo dhawaan ka soo baxay wasaarada arrimaha dibadda xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoowe u qaabilsan Soomaaliya uu isaga ...
Dilal goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino ka soo baxaya
- Dec 31, 2018
Afrikada, Muqdisho: Shabakada Afrikada.com ayaa heshay war ku saabsan in kooxo biskoolado ku hubeesan goordhow ay dil ka geysteen xaafado ka tirsan degmada Waabari ee magaalada Muqdisho. Sida aan Wararka ku ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). Marxuumka ayaa in muddo ah ku xanuunsanaa magaalada Toronto.  Marxuum Kooshin Yare ayaa waxaa si weyn loogu ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala roonaanayo, sababtoo ah dad ayaa u taagan wax ay iyagu aaminsan yihiin oo aan xitaa qaliin ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka oo ay soo diyaarisay wasaaradda haweenka iyo iyo horumarinta xuquuqda ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum Sheekh Cabdiweli Cilmi yare oo isagu ahaa ninka xarunta HAADDI MUSTAQIIM aasaaasay. War cusub oo haatan ...
DAAWO Cabdiweli Gaas Oo Si Xun u Bahdilay Farmaajo & Khilaafkii dhex maray mas’uuliyiinta dalka?!!
- Dec 25, 2018
DAAWO Cabdiweli Gaas Oo dhulka Ku jiiday Farmaajo & Khilaafkii dhex maray mas'uuliyiinta dalka?!! HALKA HOOSE KA DAAWO: 

Next Page »

!-- Google Tag Manager (noscript) -->