AKHRISO: 10-ka Dal Ee Caalamka Ugu Khatarta Badan In la Booqdo

9. Egypt

 

Iyadoo dhibaatada wadanka Masar ka jirta ay hoos u sii dhacday, hadana weli ma ahan wadankan meel haatan si fiican loogu dhiiran karo in loo dalxiis tago.

Qolyaha argagixisada iyo kacdoonada ayaa weli si hoose u soconaya, hanjabaada weeraradana weli ma aysan dhammaanin. Beenma aha in Masar ay ka adkaatay wixii amni darro ahaa ee muddo ka hor jirey. Laakiin waa in aad muddo sugtaa inta dhibta soconeysa iyo xam xamta jirta ay ka degto.

                         <<Previous >>      <<Next>>

Dowladda Soomaaliya Oo ka Hadashay Sababta Bulshada ay Garsoor Ugu Doontaan Al-Shabaab?
- Sep 25, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay sababta keentay in inta ...
Qalbi-dhagax oo ka warramay safarkiisa Hargeysa (Sawirro)
- Sep 25, 2018
Afrikada, Muqdisho: Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, waxaa maanta oo Talaado ah gaaray Cabdikariin ...
DAAWO: Qalbi-Dhagax iyo Aadan Barre oo ku kulmay Nairobi
- Sep 24, 2018
Afrikada, Nairobi: Xildhibaanka laga soo doorto caasimadda gobolka Waqooyi Bari ee Gaarisa mudane ...
10 Al-Shabaab ah Oo lagu dilay degmada Pandanguo, ee Lamu, Kenya
- Sep 24, 2018
Ciidammada Difaaca Kenya ayaa sheegaya in ay dileen tiro ka badan 10 maleeshiyaadka Al-Shabaab ...
DHAGEYSO: Xildhibaano doonaya in ay siidayaan Dadkii gubay Marxuum Axmed dowlo?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Duqa magaalada Muqdisho mudane Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa shaaca ka qaaday ...