AKHRISO: 10-ka Dal Ee Caalamka Ugu Khatarta Badan In la Booqdo

3. Yemen

 

Si la mid ah sida qaar badan oo liiskani ku jira, ayaa Yemen waxa ay iyadana hoy u tahay kooxo badan oo argagaxa ku shaqeysta. Kooxaha mucaaradka ayaa muddo badan xiranayey muwaadiniinta ay u arkaan in ay ka soo jeedaan wadammada horumaray sida Yurub iyo Mareykanka iyaga oo ka raadinaya in siyaasad ahaan ay u qabsadaan.

Waxaase jira wadamo kale oo Carabta ah haddii aad dooneyso in aad meel nabad ah soo booqatid.

<<Previous >>      <<Next>>

DHAGEYSO: C/raxmaan Yariisow Oo Si Xun U Calaacalay, “Dowlad Goboleedyadow Waa Idin Baryeynaa Ee sida ka Daaya..?”
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho: Duqa magaalada Muqdisho mudane Cabdiraxmaan Yariisow oo ka mid ah Guddiga ...
Doodii Baarlamaanka: “R/W Kheyroow DEG DEG Isku Casil Sababtoo ah Eey annagu Dooni Meyno”
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Mudanayaasha baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo dood xasaasi ah ka yeeshay Amniga dalka, ayaa ...
DHAGEYSO: Nin si xun Loogu dilay Xaafada Suuqa Xoolaha
- Sep 17, 2018
AFrikada, Muqdisho: Nin da' ah ayaa waxaa maanta lagu dilay xaafada Suuqa Xoolaha ee ...
Magaalo ku taal Mareykanka Oo Duufaanno go’doomiyeen
- Sep 17, 2018
Afrikada, USA: Waxaa duufaanno darani ka soconayaan wadanka Mareykanka gobollo ka mid ah waxaana ...
Shirkii Loo Balansanaa La dagaalanka Al-Shabaab iyo Daacish Oo Baaqday Iyo Mas’uuliyiin Muhiim ah Oo HURDADA ka soo kici waayey?
- Sep 17, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maanta oo Isniin ah kuna beegan 17/9/2018 ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ...