Afrikada |  AKHRISO: 10-ka Dal Ee Caalamka Ugu Khatarta Badan In la Booqdo

AKHRISO: 10-ka Dal Ee Caalamka Ugu Khatarta Badan In la Booqdo

4. Venezuela

 

Wadankani siyaasadihiisa isbed bedela ayaa cabsi ku dhalisa dadka degan dalkan waxaana waqtiga la joogo Venezuela ku jirtaa halgan. Warbixinnada cusub waxa ay ka waramayaan xaalado gaajo, mudaharaadyo, iyo dhammaan xaalado aan qaboow ku jirin.

Dhaqaalaha dalka oo qoorta la galay mashaakil iyo carqaladaha oo sii kacaya ayaa keenay in dalku aanu ku guuleysanin in uu sii ambaqaado guulihiisii dhanka dalxiiska iyo socdaalka.

<<Previous >>      <<Next>>

DEG DEG: Xukuumadda Xasan Kheyre Oo kala boobeysa LACAGIHII DEEQDA SOOMAALIYA Guddiga La Socodka MAALIYADDA oo QEYLO-DHAAMINAYA?
- Nov 19, 2018
Afrikada, Muqdisho: arbixin rasmi ah oo ay soo saareen Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka Baarlamaanka ...
DEG DEG: Jubaland Oo Tiirka Geysay Askari dil u geystay Oday nabaddoon ahaa..
- Nov 19, 2018
Afrikada, Jubaland:  MIsmaamulka Jubaland ayaa maanta dil ku fuliyey nin lagu magacaabo Cabdirizaaq Cumar C/llaahi. Ninka ...
DEG DEG: Kooxo hubeysan oo caawa DIL NAXDIN LEH ka Geystay magaalada Muqdisho
- Nov 18, 2018
Wararka inaga soo gaaraya bartamaha suuqa bakaaraha ayaa sheegaya in caawa fiidkii bacdal salaatul ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Oo ku sii jeeda Jubaland + Safarro uu ku mari doono dalka oo dhan?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Xisbiga UPD Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ...
DAAWO SAWIRADA: Dagaalamayaasha Al-Shabaab Oo Si Xoog ah Xoolo uga aruuriyey degaannada Galgaduud?
- Nov 18, 2018
Afrikada, Galmudug: Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee ismaamulka Galmudug ayaa sheegaya in kooxaha ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->