Subscribe

AKHRISO: 10-ka Dal Ee Caalamka Ugu Khatarta Badan In la Booqdo

5. Colombia

 

Narcos, waxaan filayaa in aad ka daawatay Netflix, tani waa sheeko kuu soo koobeysa waxa ay tahay Colombia, sababtoo ah sheekada laga sheego wadanka iyo dadkiisa ayaa badankeed la odorasaa waxaana filimkaasi uu ka hadlayaa khibradda iyo taariikhda halista ah ee wadankaasi Columbia leeyahay.

Colombia waxaa ragaadiyey mashaakilka gooshinta daroogada, musuq-maasuqa siyaasaddeed, iyo dembiyada fowdada loo geysto dadka rayidka ah. Ururuda u diyaarsan in ay wax carqaladeeyaan ayaa xoog ku leh dalkani, ilaa heshiis nabadeed la abuurana lama ogola inaad u dhaqaaqdo jihada dalkaasi. Waana mida keentay in ummadaha looga digo in ay u safraan dalka Columbia.

<<Previous >>      <<Next>>

DAAWO: Dowladda Oo Ciidamo Wata Gaadiidka Dagaalka U Dirtay Gobolka Shabeellada Dhexe
- Aug 16, 2018
Afrikada, Shabeellooyinka:   Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ciidamo Xooggan iyo Dabaabaadka Dagaalka u daabushay ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka iyo Soomaaliya 15/08/2018
- Aug 16, 2018
Akhristeyaasha ku tixan Shabakadda Afrikada.com Ee ku sugan Daafaha Caalamka waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
Guusha Ilhaan Cumar Oo Soomaalida Dhiirigelin weyn u noqotay?
- Aug 16, 2018
Afrikada, Minnesota: Ilhaan Cumar ayaa ku guulaysatay isreebreebka musharraxnimada Xisbiga Dimuqraadiga ee mid ka ...
Madaxweyne Farmaajo oo maanta la kulmay guddiga dhaqaalaha Qaranka
- Aug 15, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu kulan la ...
Wasiir Beyle: “Ma Jirto Lacag Sharcidarro Lagu Siiyey Xildhibaanada Baarlamaanka”
- Aug 15, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,ayaa sheegay in marnaba ...