AKHRISO: 10-ka Dal Ee Caalamka Ugu Khatarta Badan In la Booqdo

6. El Salvador

 

Wadanka El Salvador, waa wadan leh buuro iyo meelo qurux badan oo indhaha soo jiita. Balse waa wadan ay joogaan dembiileyaasha halista ah ee gaangeesterrada wax fowdeeya.

Waxaa ay afduubtaan dadka iyaga oo uusan amni ka jirin meelaha jardiinooyinka ah ee loo nasasho tago iyo goobaha dalxiiska ee shacabku u daawasho tago. Wadankani waayo badan ayaa uu ku soo jirey fowdo iyada oo ay meelaha qaar ka jiraan dagaallo sokeeye, welina uusan si fiican uga soo kabsanin.

<<Previous >>      <<Next>>

 

 

Dowladda Soomaaliya Oo ka Hadashay Sababta Bulshada ay Garsoor Ugu Doontaan Al-Shabaab?
- Sep 25, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay sababta keentay in inta ...
Qalbi-dhagax oo ka warramay safarkiisa Hargeysa (Sawirro)
- Sep 25, 2018
Afrikada, Muqdisho: Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, waxaa maanta oo Talaado ah gaaray Cabdikariin ...
DAAWO: Qalbi-Dhagax iyo Aadan Barre oo ku kulmay Nairobi
- Sep 24, 2018
Afrikada, Nairobi: Xildhibaanka laga soo doorto caasimadda gobolka Waqooyi Bari ee Gaarisa mudane ...
10 Al-Shabaab ah Oo lagu dilay degmada Pandanguo, ee Lamu, Kenya
- Sep 24, 2018
Ciidammada Difaaca Kenya ayaa sheegaya in ay dileen tiro ka badan 10 maleeshiyaadka Al-Shabaab ...
DHAGEYSO: Xildhibaano doonaya in ay siidayaan Dadkii gubay Marxuum Axmed dowlo?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Duqa magaalada Muqdisho mudane Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa shaaca ka qaaday ...