Afrikada |  AKHRISO: 10-ka Dal Ee Caalamka Ugu Khatarta Badan In la Booqdo

AKHRISO: 10-ka Dal Ee Caalamka Ugu Khatarta Badan In la Booqdo

7. Kenya

 

Dalka Kenya waxaa jooga ururo argagixiso ah. Waxa ay geystaan weeraro halis ah waa mar soo bax, waxaana mar mar la isku tuuraa bomam iyadoo toogasho aad maqleyso adigoo gurigaaga iska jooga.

Magaalooyinka badankooda waa amni balse kuu fiicnaan laheydaa in aad bedqab dalkaaga iska joogtid intaad is biimeyn laheyd. Xilliyada ugu xun ee Kenya la booqdo ayaa ah waqtiyada doorashooyinka ay ka dhacayaan dalkaasi, waqtiyadaasi oo magaalooyinku gilgishaan lana rogmadaan banaanbaxyo caro iyo fowdo wata.

<<Previous >>      <<Next>>

 

 

 

 

AKHRISO: 2 Qabiil Oo Doonaya in la rido Xukuumadda Kheyre Iyo Farmaajo?
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxaa shalay loo ...
Farmaajo Oo ay ka soo Baxday Qiyaanadii iyo XAQII Prof. JAWAARI? Ninkii uu soo magacaabay Oo dhabarka ka toogtay?!! AKHRI YAABKA
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa kacsan xaaladda magaalada Muqdisho iyada oo Mooshinki laga keenay madaxweyne Farmaajo uu ...
DHAGEYSO:-Jahwareerka siyaasadeed ee ka dhex aloosan Madaxda Dowlada.
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Sideed bil oo kaliya ka soo wareegtay markii sidaan oo kale jahwareer siyaasaded ...
Qarax dhimasho geystay oo ka dhacay Garasbaaley, Muqdisho
- Dec 9, 2018
Afrikada, Muqdisho: Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan ...
Dowladda Qadar Oo ku gacan Seyrtay Casuumadii Boqor Salmaan
- Dec 9, 2018
Afrikada, Dooxa: Wadanka Qadar wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan in amiirka wadankaasi uu ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->