10-ka Hogaamiye Ee Ugu Taajirsan Afrika+Iyo Sida ay ku heleen Balaayiin doolar

 

-10-

 

Jacob Zuma

 

Waa madaxwaynaha wadanka Koonfurta Afrika

Waxa uu talada hayay laga soo bilaabo 2009 ilaa Febraayo 2018-ka.

Waxuu haystaa cel-celis ahaan Hanti dhan $215 million.

Waa siyaasi reer Koonfur Afrika ah waxaana hantidiisa lagu qiyaasay ilaa $215 milyan. Waxa uu maal u gaar ah oo uu isagu leeyahay waxaana maalgashiga uu sameystay uu u badan yahay hantida ma guurtada ah sida guryaha iyo dhulalka.

Ganacsigiisa ugu caansan ee Koonfur Afrika waxaa ka mid ah maqaayadaha caanka ah ee loo yaqaan “Fat Zuma Burger” chain) ee magaalada Pretoria, kooxda kubadda cagta ee caanka ah ee (the “Nkandla Angels”), ayaa dhowaan xayeysiisay khamriga ay wershadihiisu sida gaarka ah u soo saaraan ee Vodka (Pure Wonderzuma – South Africa).

Waxaa kale oo oo ganacsigiisa lagu xasuusan karaa shirkadda soo saarta barafuunka caanka ah ee la magac baxay “Jacob Zuma Seduction”.

 

-Previos-

AKHRISO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo War ka soo Saartay Khilaafka Dowlada Dhaxe & Maamul-goboleedyada
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wasaaradda arirmaha gudaha ee dowlada Federaalka Somalia ayaa War ka soo saartay ...
21 OKTOOBAR: Shacabka Gobolada Waqooyi Ma waxay Ka Dagaalameen Jaad Joojintii, Mise Cadaadis Kacaanka kaga Yimid
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Maanta waxaa afartan iyo sagaal sanno laga joogaa markii ciidanka xooga dalka ...
DHAGEYSO: M/Weyne Xaaf Oo Ku Baaqay In Ciidamo Xoog badan ay Sameystaan Hogaamiye goboleedyada?
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Mamulka Puntland waxaa ka socda Shirka Golaha ...
DHAGEYSO: Taliyaha Xoogga Dalka Oo Sheegay In ay Bilaawdeen Howlgallo Wado Furis Ah
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi(Indha-Qarshe) oo weli ku ...
DHAGEYSO: Axmed Madoobe oo Kashifay in Wada Hadalo hoose dhex marayaan DF & Alshabaab
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa markale Dowlada Soomaaliya ku weeraray inay ka ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->