DAAWO: Thaabit Cabdi oo ka hadlay ardeyda la rafaadiyey | Afrikada

DAAWO: Thaabit Cabdi oo ka hadlay ardeyda la rafaadiyey

Afrikada, Muqdisho: Thaabit oo ah gudoomiyihii hore ee gobolkani Banaadir ahna hogaanka xisbiga Awooda Shacabka Thaabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay dibadbixii ugu dambeeyay ee ay sameeyeen dhallinyarada iskuulaadka.

Gudoomiyaha hore ee gobolka Banaadir mudane Thaabit ayaa si akhyaarnimo uga faalooday in dhallinyarada ay yihiin lafdhabarka bulshada isla markaasina aan loo lugoynin khalad aysan iyagu lahayn.

Waxa uu si kulul uga hadlay go’aankii wasiirka waxbarashada Soomaaliya uu ku joojiyey Imtixaankii socday iyo banaanbaxyadii ay dhigeen Ardaydu dhowaan.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho
- May 14, 2019
Afrikada, Muqdisho: Qarax ayaa ka dhacay degmooyin ka tirsan gobolkan Banaadir waxaana la sheegay ...
Askari Uganda u dhashay oo dilay taliyihiisii kadibna isagii is-dilay
- May 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Mid ka mid ah ciidammada wadanka Ugaandha ee ku sugan magaalada ...
DAAWO: Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Fashil weyn ku tilmaamay Shirkii Garoowe
- May 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay afka qabsadeen mucaaradka badanaa dhaliila dowladda federaalka ayaa hadana ...
Axmed Madoobe oo ka huleelay shirkii Garoowe
- May 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynaha ismaamulka Jubaland ayaa ka huleelay shirkii magaalada Garoowe uga socday ...
PRESS RLS: Axmed Ducaale Xaaf oo isaga baxay shirka Garoowe
- May 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: War-saxaafadeed ka soo baxay ismaamulka Galmudug ayaa looga hadlay kulan in ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->