DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho | Afrikada

DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho

Afrikada, Muqdisho: Qarax ayaa ka dhacay degmooyin ka tirsan gobolkan Banaadir waxaana la sheegay

in uu ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Warta-Nabada ee Muqdisho. Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxa uu ahaa Gaari laga soo buuxiyey waxayaabaha qarxa oo lagu weeraray Xarunta degmada Wartanabada, waxaana qaraxa kadib degmooyinka Gobolka Banaadir laga arkayay Uuro cirka isku-shareertay.

Gawaarida Gurmadka deg dega ayaa haatan kusii qul quleysa Goobta uu qaraxa ka dhacay ee degmada Wartanabada gobolkan Banaadir.

Xilliga qaraxa uu dhacayay ayaa waxaa Magalada Muqdisho ka socday banaanbax ay dhigayeen Ardayda dhigata Dugsiyada Sare ee Gobolka Bnaadir kaas oo ay uga soo horjeedaan go’aanka wasiirka Waxbarashada uu ku joojiyay imtixaankii socda.

Wasiirka waxbarashada federaalka ayaa isagu maanta ka hor yimid natiijada imtuixaannada dalka ka soo baxday.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho
- May 14, 2019
Afrikada, Muqdisho: Qarax ayaa ka dhacay degmooyin ka tirsan gobolkan Banaadir waxaana la sheegay ...
Askari Uganda u dhashay oo dilay taliyihiisii kadibna isagii is-dilay
- May 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Mid ka mid ah ciidammada wadanka Ugaandha ee ku sugan magaalada ...
DAAWO: Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Fashil weyn ku tilmaamay Shirkii Garoowe
- May 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay afka qabsadeen mucaaradka badanaa dhaliila dowladda federaalka ayaa hadana ...
Axmed Madoobe oo ka huleelay shirkii Garoowe
- May 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynaha ismaamulka Jubaland ayaa ka huleelay shirkii magaalada Garoowe uga socday ...
PRESS RLS: Axmed Ducaale Xaaf oo isaga baxay shirka Garoowe
- May 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: War-saxaafadeed ka soo baxay ismaamulka Galmudug ayaa looga hadlay kulan in ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->