Axmed Madoobe oo ka huleelay shirkii Garoowe | Afrikada

Axmed Madoobe oo ka huleelay shirkii Garoowe

Afrikada, Muqdisho: Madaxweynaha ismaamulka Jubaland ayaa ka huleelay shirkii magaalada Garoowe uga socday dowladda dhexe iyo maamullada xubnaha ka ah dowladdaasi.

Axmed Madoobe ayaa shirka ka kacay xilli uu isaguna shirka isaga baxay madaxweynaha Galmugud Axmed Ducaale Xaaf. Madaxweynaha Jubbalanad Axmed Mdoobe, ayaa gaaray xaruntiisa Kismaayo.

Mr. Madoobe oo ka biyo-diidanaa faragelinta Villa Somalia ee Jubbaland iyo khasaare ka dhacay garoonka Sayid Maxamed ee Kismaayo aya la celcelinayey 2-badii maalin ee tagtay.

Shirka Garoowe ayaa waxaa haatan ka muuqaneysa in uu fashil ku soo dhammaaday.

Wararka aynu helayno ayaa sheegay in Kheyre iyo Farmaajo iyaguna lagu wado in ay gaaraan magaalada Muqdisho.

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho
- May 14, 2019
Afrikada, Muqdisho: Qarax ayaa ka dhacay degmooyin ka tirsan gobolkan Banaadir waxaana la sheegay ...
Askari Uganda u dhashay oo dilay taliyihiisii kadibna isagii is-dilay
- May 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Mid ka mid ah ciidammada wadanka Ugaandha ee ku sugan magaalada ...
DAAWO: Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Fashil weyn ku tilmaamay Shirkii Garoowe
- May 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay afka qabsadeen mucaaradka badanaa dhaliila dowladda federaalka ayaa hadana ...
Axmed Madoobe oo ka huleelay shirkii Garoowe
- May 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynaha ismaamulka Jubaland ayaa ka huleelay shirkii magaalada Garoowe uga socday ...
PRESS RLS: Axmed Ducaale Xaaf oo isaga baxay shirka Garoowe
- May 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: War-saxaafadeed ka soo baxay ismaamulka Galmudug ayaa looga hadlay kulan in ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->