DAAWO: Mooto Bajaajle lagu dilay Muqdisho | Afrikada

DAAWO: Mooto Bajaajle lagu dilay Muqdisho

Afrikada, Muqdisho: Nin dhallinyaro ah oo wadey mooto Bajaajle ayaa lagu dilay magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya.

Dilka ayaa ka dhacay Isgoyska Tarabuunka degmada Hodan waxaana dilka ka dambeeyay nin ciidan ah oo ka tirsan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in ka hor dilka uu muran xoogan dhexmaray Askariga dilka geystay iyo Darawalka Mooto Bajaajlaha, intaasi kadibna askari uu dhowr xabadood ku dhuftay Bajaalaha.

Waa ninkii ugu horeeyay ee mooto Bajaale ah oo la dilo tan iyo markii ay curatay Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho
- May 14, 2019
Afrikada, Muqdisho: Qarax ayaa ka dhacay degmooyin ka tirsan gobolkan Banaadir waxaana la sheegay ...
Askari Uganda u dhashay oo dilay taliyihiisii kadibna isagii is-dilay
- May 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Mid ka mid ah ciidammada wadanka Ugaandha ee ku sugan magaalada ...
DAAWO: Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Fashil weyn ku tilmaamay Shirkii Garoowe
- May 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay afka qabsadeen mucaaradka badanaa dhaliila dowladda federaalka ayaa hadana ...
Axmed Madoobe oo ka huleelay shirkii Garoowe
- May 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynaha ismaamulka Jubaland ayaa ka huleelay shirkii magaalada Garoowe uga socday ...
PRESS RLS: Axmed Ducaale Xaaf oo isaga baxay shirka Garoowe
- May 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: War-saxaafadeed ka soo baxay ismaamulka Galmudug ayaa looga hadlay kulan in ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->