Soomali boolis ka ahaa Mareykanka oo dil lagu helay | Afrikada

Soomali boolis ka ahaa Mareykanka oo dil lagu helay

Afrikada, Muqdisho: Nin Soomaalida Mareykanka ah oo lagu magaaco Maxamed Nuur ayaa wiil Soomaali ah oo askari ka ahaa gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa lagu helay dacwad loo heystay oo aheyd in uu dilay haweenay u dhalatay wadanka Australia.

Maxkamadda ayaa sheegtay in Maxamed Nuur uu toogasho ku dilay Ruszczyk Damond oo dhinaciisa u soo carartay xilli ay dooneysay in ay booliska u sheegto shaki ay ka qabtay in guri ay deris yihiin lagu kufsanayo haweenay, balse nasiib xumadii Maxamed nuur uu si lama filaan ah haweentii rasaas ugu furay.

Dhacdada oo dhacday 15 Luulyo sannadkii 2017-kii, ayaa 2-dii sano ee ugu dambeysay waxaa kiiska dhegaysigiisu ka soconayey maxkamad ku taal Mareykanka.

Markii dhegaysigu dhacay ayaa Maxamed oo gacmaha ka xiran lagu sii heyn doonaa xabsi iyadoo lagu helay dembi heerka saddexaad ah iyo dil aan kas ahayn oo heerka labaad ah. 

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho
- May 14, 2019
Afrikada, Muqdisho: Qarax ayaa ka dhacay degmooyin ka tirsan gobolkan Banaadir waxaana la sheegay ...
Askari Uganda u dhashay oo dilay taliyihiisii kadibna isagii is-dilay
- May 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Mid ka mid ah ciidammada wadanka Ugaandha ee ku sugan magaalada ...
DAAWO: Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Fashil weyn ku tilmaamay Shirkii Garoowe
- May 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay afka qabsadeen mucaaradka badanaa dhaliila dowladda federaalka ayaa hadana ...
Axmed Madoobe oo ka huleelay shirkii Garoowe
- May 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynaha ismaamulka Jubaland ayaa ka huleelay shirkii magaalada Garoowe uga socday ...
PRESS RLS: Axmed Ducaale Xaaf oo isaga baxay shirka Garoowe
- May 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: War-saxaafadeed ka soo baxay ismaamulka Galmudug ayaa looga hadlay kulan in ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->