Cali Geedi: “Al-Shabaab keliya ma qarxiso Muqdisho, dad kale ayaa iyagana wax qarxiya” | Afrikada

Cali Geedi: “Al-Shabaab keliya ma qarxiso Muqdisho, dad kale ayaa iyagana wax qarxiya”

Afrikada, Muqdisho: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in qaraxyada la dhigo meelaha ay isugu timaado bulshada iyo kuwa gaadiidka lagu dhejiyo ay yihiin kuwo ay siyaasad ka dambeyso.

Cali M. Geeddi oo wareysi siiyay Telefishinka Universal ayaa tilmaamay in qaraxyada ka dhaca Muqdisho ay labo nooc yihiin, mid Argagixiso ee ismiidaaminta ah oo ay Al-Shabaab ka dambeyso iyo qaraxyada gaadiidka lagu dhejiyo iyo kuwa maqaayadaha la dhigo oo cadaw siyaasadeed ka dambeeyo.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho
- May 14, 2019
Afrikada, Muqdisho: Qarax ayaa ka dhacay degmooyin ka tirsan gobolkan Banaadir waxaana la sheegay ...
Askari Uganda u dhashay oo dilay taliyihiisii kadibna isagii is-dilay
- May 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Mid ka mid ah ciidammada wadanka Ugaandha ee ku sugan magaalada ...
DAAWO: Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Fashil weyn ku tilmaamay Shirkii Garoowe
- May 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay afka qabsadeen mucaaradka badanaa dhaliila dowladda federaalka ayaa hadana ...
Axmed Madoobe oo ka huleelay shirkii Garoowe
- May 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynaha ismaamulka Jubaland ayaa ka huleelay shirkii magaalada Garoowe uga socday ...
PRESS RLS: Axmed Ducaale Xaaf oo isaga baxay shirka Garoowe
- May 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: War-saxaafadeed ka soo baxay ismaamulka Galmudug ayaa looga hadlay kulan in ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->