DAAWO: Deeqa Afro oo soo qaaday Heesta cusub ‘AF-KU XOOGLE’ tirina “Dharka miyaad nala xirataan? | Afrikada

DAAWO: Deeqa Afro oo soo qaaday Heesta cusub ‘AF-KU XOOGLE’ tirina “Dharka miyaad nala xirataan?

Afrikada, Muqdisho: Fannaanad Soomaaliyeed oo Horay loogu dhaliilay Muuqaalka Hees ay soo Saartay, Canaan badana kala kulantay ayaa hada Arintaasi wax wayn ka badashay.

Deeqo AFRO ayaa waxay soo saartay Hees Cusub oo ay ugu Magacdartay AFKU-XOOGLE, Waxaana dadku is weydiinayaan sababta ay u canaananeyso siyaasiyiinta Soomaaliya iyo dadka dagaalamaya.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Ilhaan Cumar Oo Xasillooni siyaasadeed heli weysay kadib helitaankii kursiga Kongresss-ka..
- Apr 16, 2019
Afrikada, Muqdisho: Tan iyo markii ay Ilhaan Cumar heshay kursiga kongress-ka Mareykanka waxa isa ...
Booliska Muqdisho Oo dilal sharciga ka baxsan fuliyey (Extra-Judicial Killings).
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay dowladi Soomaaliya ka jirto ayaa ciidammada booliska oo iyagu mushahar ...
DAAWO: Ciidanka XDS oo cabsi darteed awoodooda milleteri ku soo bandhigaya masrax qol dhexdiis!
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli aysan jirin meel kale ama aysan fagaaraha ku soo bandhigi ...
DAAWO: Xuska Sanadguurada Ciidammada XDS oo ka soconeysa Muqdisho
- Apr 11, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 12-kii April 1960-kii oo hadda ka soo ...
Kheyre oo la kulmay John Bolton. SAWIR
- Apr 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: R/W Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay la taliyaha amniga dalka ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->