Moseveni:”Uganda Waa loo soo dalxiisi karaa” | Afrikada

Moseveni:”Uganda Waa loo soo dalxiisi karaa”

Afrikada, Muqdisho: Banaanbaxayaasha wadanka Suudaan ayaa Isniintii ka codsaday ciidamada wadankaasi in ay soo dhisaan dowlad ku meel gaar ah.Waxa ay codsigan u jeediyeen milliteriga dowladda Suudaan.Kumanaan kun oo banaanbax dhigayey ayaa si geesinimo ah ugu dhawaaqayey ereyo adag.Dalka Suudaan ayaa Waqooyi-Bari wadankaas waxaa gilgily mudaharaadyo soconayey ilaa 6 bilood.Waxaa sare u kacay maciishadda tan iyo intii banaanbaxtady bilowdeen ka hor intii aysan isku bebedli banaanbaxyo waayeen.Madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashir ayaa isagu qori caaradiis ku heysta Suudaan xukun 30-sano ah oo uu xukumayey.

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Ilhaan Cumar Oo Xasillooni siyaasadeed heli weysay kadib helitaankii kursiga Kongresss-ka..
- Apr 16, 2019
Afrikada, Muqdisho: Tan iyo markii ay Ilhaan Cumar heshay kursiga kongress-ka Mareykanka waxa isa ...
Booliska Muqdisho Oo dilal sharciga ka baxsan fuliyey (Extra-Judicial Killings).
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay dowladi Soomaaliya ka jirto ayaa ciidammada booliska oo iyagu mushahar ...
DAAWO: Ciidanka XDS oo cabsi darteed awoodooda milleteri ku soo bandhigaya masrax qol dhexdiis!
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli aysan jirin meel kale ama aysan fagaaraha ku soo bandhigi ...
DAAWO: Xuska Sanadguurada Ciidammada XDS oo ka soconeysa Muqdisho
- Apr 11, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 12-kii April 1960-kii oo hadda ka soo ...
Kheyre oo la kulmay John Bolton. SAWIR
- Apr 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: R/W Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay la taliyaha amniga dalka ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->