Eng. Yariisow: Siyaasiyiinta Stress ayaa haya, Qaadirada iska soo bi’iya fadlan ! | Afrikada

Eng. Yariisow: Siyaasiyiinta Stress ayaa haya, Qaadirada iska soo bi’iya fadlan !

Afrikada, Muqdisho: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng.

C/raxmaan Yariisow ayaa weerar afka ah ku qaaday siyaasiyiinta mucaaradka dowladda, isagoo tilmaamay in loo baahan yahay in dalka helo xasilooni siyaasadeed.

Eng. Yariisow oo xalay ka hadlayay munaasabad abaal marino lagu bixinyay tartankii Orodka gaabnaa ee jimcihii ka dhacay Muqdisho ayaa sheegay in haddii siyaasiyiinta ka qeyb geli lahaayeen orodkaas uu ka bi’i lahaa Stress-ka (Carada).

“Haddii siyaasiyiinta ka qeyb qaadan lahaayeen Orodkii gaabnaa ee Jimcihii, Stress-ka ama Carada waa ka bi’i lahaa, Sabtidii wixii Baarlamaanka ka dhacayna kama dhaceyn”ayuu yiri Eng. Yariisow.

Waxaa uu sheegay in amniga yahay kaalinta koowaad oo aan la siyaasad gelin, isla markaana looga baahan yahay xasilooni siyaasadeed.

Duqa Muqdisho "Hadii Siyaasiyiinta ka qeyb qaadan lahaayeen Oradkii Gaabnaa ee Jimcihii Sabtidii wixii Baarlamaanka ka dhacay kama dhaceyn,Wadankan waxa uu u baahan yahay Xasilooni Siyaasadeed"

Eng Yarisow “Hadii Siyaasiyiinta ka qeyb qaadan lahaayeen Oradkii Gaabnaa ee Jimcihii stress ka wa ka bi’i lahaa Sabtidii wixii Baarlamaanka ka dhacayna kama dhaceyn," https://youtu.be/iqtG9f9B-JE

Gepostet von Dalsan TV am Sonntag, 7. April 2019

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Ilhaan Cumar Oo Xasillooni siyaasadeed heli weysay kadib helitaankii kursiga Kongresss-ka..
- Apr 16, 2019
Afrikada, Muqdisho: Tan iyo markii ay Ilhaan Cumar heshay kursiga kongress-ka Mareykanka waxa isa ...
Booliska Muqdisho Oo dilal sharciga ka baxsan fuliyey (Extra-Judicial Killings).
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay dowladi Soomaaliya ka jirto ayaa ciidammada booliska oo iyagu mushahar ...
DAAWO: Ciidanka XDS oo cabsi darteed awoodooda milleteri ku soo bandhigaya masrax qol dhexdiis!
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli aysan jirin meel kale ama aysan fagaaraha ku soo bandhigi ...
DAAWO: Xuska Sanadguurada Ciidammada XDS oo ka soconeysa Muqdisho
- Apr 11, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 12-kii April 1960-kii oo hadda ka soo ...
Kheyre oo la kulmay John Bolton. SAWIR
- Apr 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: R/W Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay la taliyaha amniga dalka ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->