DAAWO: M/weyne Deni Oo ka hadlay heshiiska DP World.. | Afrikada

DAAWO: M/weyne Deni Oo ka hadlay heshiiska DP World..

Afrikada, Muqdisho: Siciid Deni oo ah madaxweynaha ismaamulka Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay heshiiskii Shirkadda P&O Port ee hoostagta Shirkadda DP World ay kula wareegtay dekedda Magaalada Boosaaso.

Ugu horayn wuxuu ka hadlay dilkii loo geystay Paul Farmosa oo ahaa maamulihii dekedda Boosaaso, Wuxuuna xusay sheegay in dilkii Paul uu sumcad darro u keenay shacabka iyo Puntland isagoona tusaale u soo qaatay mashaariic uu sheegay in wadamo iyo Hay’ado caalami ah ay qorsheynayeen in ay ka fuliyaan Puntland hase ahaate u baaqday falka khaarijinta ah ee lagula kacay maamulaha la dilay ee Paul awgii.

“Marabno in aan ka hor dhacno heshiisyada la galay illaa aan la kulano cidii heshiisyada nala gashay aragno ciladaha uu leeyahay laakiin inta aan joognay waxaan qirayaa in ay jiraan gaabis dhinaceena ka yimi oo keenay caqabadaha maanta jira.

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Ilhaan Cumar Oo Xasillooni siyaasadeed heli weysay kadib helitaankii kursiga Kongresss-ka..
- Apr 16, 2019
Afrikada, Muqdisho: Tan iyo markii ay Ilhaan Cumar heshay kursiga kongress-ka Mareykanka waxa isa ...
Booliska Muqdisho Oo dilal sharciga ka baxsan fuliyey (Extra-Judicial Killings).
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay dowladi Soomaaliya ka jirto ayaa ciidammada booliska oo iyagu mushahar ...
DAAWO: Ciidanka XDS oo cabsi darteed awoodooda milleteri ku soo bandhigaya masrax qol dhexdiis!
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli aysan jirin meel kale ama aysan fagaaraha ku soo bandhigi ...
DAAWO: Xuska Sanadguurada Ciidammada XDS oo ka soconeysa Muqdisho
- Apr 11, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 12-kii April 1960-kii oo hadda ka soo ...
Kheyre oo la kulmay John Bolton. SAWIR
- Apr 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: R/W Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay la taliyaha amniga dalka ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->