DAAWO: Keydkii Hubka ee Al-Shabaab Oo la helay | Afrikada

DAAWO: Keydkii Hubka ee Al-Shabaab Oo la helay

Afrikada, Muqdisho: Sareeye Guuto Zakiya Xuseen Axmed oo ah ku xigeenka taliyaha guud ee ciidammada Booliska Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in gacanta lagu soo dhigay xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab (UGUS) ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya.

Shir saxaafadeed ay jeedisay ayaa ay ku sheegtay Taliye Zakiya in ay ciidankeedu degaanka Ceelasha Biyaha ku soo qabteebn aad u farabadan oo isugu jira Bambooyin, Miinooyin, Suumanka qaraxyada iyo agab kale oo lagu qariyey god weyn oo ay halkaasi ka qoteen kooxda Al-Shabaab.

Taliyaha ayaa hadalkeeda ku dartay in howlgal ciidammadu ka sameeyeen degmada Afgooye lagu soo qabtay 35 ruux oo ka tirsan Al-Shabaab.

Waxa ay sheegtay in 14 kale laga soo qabtay deegaanka Sabiib.Zakiya ayaa sharaxaad ka bixisay in dadka la soo qabtay ay yihiin dadkii qarxin jirey magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

RIIX HOOS OO KA DAAWO VIDEO-GA:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Ilhaan Cumar Oo Xasillooni siyaasadeed heli weysay kadib helitaankii kursiga Kongresss-ka..
- Apr 16, 2019
Afrikada, Muqdisho: Tan iyo markii ay Ilhaan Cumar heshay kursiga kongress-ka Mareykanka waxa isa ...
Booliska Muqdisho Oo dilal sharciga ka baxsan fuliyey (Extra-Judicial Killings).
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay dowladi Soomaaliya ka jirto ayaa ciidammada booliska oo iyagu mushahar ...
DAAWO: Ciidanka XDS oo cabsi darteed awoodooda milleteri ku soo bandhigaya masrax qol dhexdiis!
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli aysan jirin meel kale ama aysan fagaaraha ku soo bandhigi ...
DAAWO: Xuska Sanadguurada Ciidammada XDS oo ka soconeysa Muqdisho
- Apr 11, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 12-kii April 1960-kii oo hadda ka soo ...
Kheyre oo la kulmay John Bolton. SAWIR
- Apr 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: R/W Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay la taliyaha amniga dalka ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->