Qof Dumar ah Oo meydkeeda la soo dhigay suuqa Kaaraan | Afrikada

Qof Dumar ah Oo meydkeeda la soo dhigay suuqa Kaaraan

Afrikada, Muqdisho: Qof dumar ah oo rasaas lala dhacay ayaa meydkeeda saaka aroortii lagu arkay xaafado ka tirsan degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir, iyadoo dadka deegaanka ay aqoonsan waayeen.

Sida wararku sheegayaan Meydkan haweeneydan oo jirkeeda ka muuqdo rasaas ayaa la soo dhigay Xaafada Suuqa Xirka Dheere.

Dhacdadan ayaa cabsi gelisay dadka deegaanka, waxaana ay sheegeen in meel kale lagu soo dilay, dabadeedna la soo dhigay xaafadooda.

Booliska ayaa goobta gaaray la soo dhigay meydka haweeneyda, waxaana socda baaritaano.

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Ilhaan Cumar Oo Xasillooni siyaasadeed heli weysay kadib helitaankii kursiga Kongresss-ka..
- Apr 16, 2019
Afrikada, Muqdisho: Tan iyo markii ay Ilhaan Cumar heshay kursiga kongress-ka Mareykanka waxa isa ...
Booliska Muqdisho Oo dilal sharciga ka baxsan fuliyey (Extra-Judicial Killings).
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay dowladi Soomaaliya ka jirto ayaa ciidammada booliska oo iyagu mushahar ...
DAAWO: Ciidanka XDS oo cabsi darteed awoodooda milleteri ku soo bandhigaya masrax qol dhexdiis!
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli aysan jirin meel kale ama aysan fagaaraha ku soo bandhigi ...
DAAWO: Xuska Sanadguurada Ciidammada XDS oo ka soconeysa Muqdisho
- Apr 11, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 12-kii April 1960-kii oo hadda ka soo ...
Kheyre oo la kulmay John Bolton. SAWIR
- Apr 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: R/W Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay la taliyaha amniga dalka ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->