Xisbiga Talada haya ee DDSI oo bedelay magacii iyo calankii Xisbigaas | Afrikada

Xisbiga Talada haya ee DDSI oo bedelay magacii iyo calankii Xisbigaas

Afrikada, Jig-jiga: Wararka inaga soo gaaraya dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya waxa ay sheegayaan in la bedelay astaantii lagu aqoonsan jirey xisbigaasi.

Xisbiga talada haya ayaa isagu hoostaga dowladda Federaalka Itoobiya waxaana bilowday shir ka soconaya magaalada Jigjiga.Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in la soo gebagebeeyo shir Jigjiga uga soconaya xisbiga Soomaalida Itoobiya.

Magaca xisbiga talada haya ee Soomalida Itoobiya ayaa hore loo oran jirey Xisbiga Dimoqraadiga Shacabka Soomaalida Itoobiya waxaana lagu bedelay Xisbiga Dimoqraadiga Shacabka Soomaalida (SDP) oo la soo gaabiyey.

Si taas la mid ah waxaa iyadana la bedelay astaantii xisbiga.Arrimahan ayaa imaanaya xilli dowlad degaanku ay waxyaabo badan ka bedelayso nidaamkii hore ee hogaanka uu ka ahaa Cabdi Maxamuud kaasi oo degaankaasi la sheegay in uu dembiyo bani’aadanimo ka galay.

 

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Ilhaan Cumar Oo Xasillooni siyaasadeed heli weysay kadib helitaankii kursiga Kongresss-ka..
- Apr 16, 2019
Afrikada, Muqdisho: Tan iyo markii ay Ilhaan Cumar heshay kursiga kongress-ka Mareykanka waxa isa ...
Booliska Muqdisho Oo dilal sharciga ka baxsan fuliyey (Extra-Judicial Killings).
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay dowladi Soomaaliya ka jirto ayaa ciidammada booliska oo iyagu mushahar ...
DAAWO: Ciidanka XDS oo cabsi darteed awoodooda milleteri ku soo bandhigaya masrax qol dhexdiis!
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli aysan jirin meel kale ama aysan fagaaraha ku soo bandhigi ...
DAAWO: Xuska Sanadguurada Ciidammada XDS oo ka soconeysa Muqdisho
- Apr 11, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 12-kii April 1960-kii oo hadda ka soo ...
Kheyre oo la kulmay John Bolton. SAWIR
- Apr 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: R/W Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay la taliyaha amniga dalka ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->