DAAWO: Faa’isa Dhocob ”Boolisku wey iga diideen inaan Gabar ahay..” | Afrikada

DAAWO: Faa’isa Dhocob ”Boolisku wey iga diideen inaan Gabar ahay..”

Afrikada, Muqdisho: Dadka magaalada Muqdisho ayaa ku sheekeysanaya arrin gabar Soomaaliyeed oo ciidanka Booliisku ay u maleeyeen in ay tahay rag soo xirtay dharka dumarka.

Waxaa gabadhani lagu magacaabaa Faa’iso Dhocob waxaana loo taxaabay saldhiga booliska halkaasi oo baaritaanno lagu sameeyay.

Faa’iso Cabdi Maxamed ayaa ka tirsan saraakiisha samofalka iyada oo u shaqeysa hey’ad ka shaqeysa dhanka Xuquuqul Insaanka.

Ciidanka amaanka ayaa gabadha kala degay Mooto Bajaaj ay saarneyd, iyada oo ku socotay hoygeeda ku yaalla isla degmada Boondheere.

Waxa ay Booliiska saacad ka badan ku hayeen saldhigga Boondheere iyaga oo u sheegaya iney rag tahay, xitaa haddii baaritaan ay ku sameeyeen dumarkii Booliiska ah. Waxaa badanaa aad looga shakiyaa in kooxaha xag jirka ah ay mar mar soo xirtaan dharka dumarka kuwaasi oo dhowr jeer oo hore lagu qabtay in ay dharka dumarka isku soo qariyee.

HALKA HOOSE KA DAAWO VIDEO:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Ilhaan Cumar Oo Xasillooni siyaasadeed heli weysay kadib helitaankii kursiga Kongresss-ka..
- Apr 16, 2019
Afrikada, Muqdisho: Tan iyo markii ay Ilhaan Cumar heshay kursiga kongress-ka Mareykanka waxa isa ...
Booliska Muqdisho Oo dilal sharciga ka baxsan fuliyey (Extra-Judicial Killings).
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay dowladi Soomaaliya ka jirto ayaa ciidammada booliska oo iyagu mushahar ...
DAAWO: Ciidanka XDS oo cabsi darteed awoodooda milleteri ku soo bandhigaya masrax qol dhexdiis!
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli aysan jirin meel kale ama aysan fagaaraha ku soo bandhigi ...
DAAWO: Xuska Sanadguurada Ciidammada XDS oo ka soconeysa Muqdisho
- Apr 11, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 12-kii April 1960-kii oo hadda ka soo ...
Kheyre oo la kulmay John Bolton. SAWIR
- Apr 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: R/W Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay la taliyaha amniga dalka ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->