Ninkii Dhaawaca ahaa ee lagu dilay Isbitaalka Keysaney iyo dadkii dilay | Afrikada

Ninkii Dhaawaca ahaa ee lagu dilay Isbitaalka Keysaney iyo dadkii dilay

Afrikada, Muqdisho: Nin dhaawac ahaa oo duhurnimadii maanta lagu dhex dilay isbitaalka Keysaney oo ku yaalla Waqooyiga Magaalada Muqdisho.

Sida ay inoo xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta Isbitaalka, ninka la dilay ayaa kusoo dhaawacmay iska hor imaad ka dhacay deegaanka Ceelka Cali-Geedi oo ku yaalla degmada Kaaraan, islamarkaana si dhaawac ahaan ah loo keenay isbitaalka.

Sidoo kale waxa ay sheegeen in kooxo hubeysnaa ay gudaha ibsitaalka soo galeyn isla markaana ay halkaas ku dileen Bukaanka, sidoo kalana ay iska cabin kala kuleem ilaalada isbitaalka.Ciidamadda amaanka Dowlada Soomaaliya ayaa haatan gaaraya isbitaalka uu falkaan ka dhacay, waxaana socda baaritaano lagu ogaanayo ragii ka dambeeyay falkaan.

Waa dhacdo Ugub ku ah Magaladda Muqdisho, inkastoo ay jireen dad dhaawacyo ah oo isbitaaladda lagala baxay.

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Ilhaan Cumar Oo Xasillooni siyaasadeed heli weysay kadib helitaankii kursiga Kongresss-ka..
- Apr 16, 2019
Afrikada, Muqdisho: Tan iyo markii ay Ilhaan Cumar heshay kursiga kongress-ka Mareykanka waxa isa ...
Booliska Muqdisho Oo dilal sharciga ka baxsan fuliyey (Extra-Judicial Killings).
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay dowladi Soomaaliya ka jirto ayaa ciidammada booliska oo iyagu mushahar ...
DAAWO: Ciidanka XDS oo cabsi darteed awoodooda milleteri ku soo bandhigaya masrax qol dhexdiis!
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli aysan jirin meel kale ama aysan fagaaraha ku soo bandhigi ...
DAAWO: Xuska Sanadguurada Ciidammada XDS oo ka soconeysa Muqdisho
- Apr 11, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 12-kii April 1960-kii oo hadda ka soo ...
Kheyre oo la kulmay John Bolton. SAWIR
- Apr 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: R/W Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay la taliyaha amniga dalka ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->