M/weyne Farmaajo iyo Kheyre oo dalka ka ceyriyey Ergayga UN-ka u fadhiyey Soomaaliya | Afrikada

M/weyne Farmaajo iyo Kheyre oo dalka ka ceyriyey Ergayga UN-ka u fadhiyey Soomaaliya

Afrikada, Muqdisho: War qoraal ah oo dhawaan ka soo baxay wasaarada arrimaha dibadda xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoowe u qaabilsan Soomaaliya uu isaga baxo dalka.

Waxaa warkaasi lagu sheegay in Mr Heysom uu dalka isaga baxo oo aanan laga rabin in uu kasii shaqeeyo, bacdamaa uu siyaasada dalka farageliyay sida lagu sheegay warkaasi kasoo baxay wasaarada arrima dibadda ee Soomaaliya.

Xafiiska Nicholas Heysom ayaa maanta waxaa uu soo saaray war sheegaya in Booliska Koonfur galbeed ay Qaramada Midoowe taageerada ay siin jireen ay jarteyn, isla warkaasna lagu eedeyey dowladda Federaalka Soomaaliya soo xiritaankii Mukhtaar Rooboow.

Halkaan hoose ka akhriso war saxafadeedka ay wasaarada arrimaha dibadda Soomaaliya ku amartay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoowe u qaabilsan Soomaaliya uu isaga baxo dalka.

WAR -SAXAAFADEED: 

HALKA HOOSE KA DAAWO:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Ilhaan Cumar Oo Xasillooni siyaasadeed heli weysay kadib helitaankii kursiga Kongresss-ka..
- Apr 16, 2019
Afrikada, Muqdisho: Tan iyo markii ay Ilhaan Cumar heshay kursiga kongress-ka Mareykanka waxa isa ...
Booliska Muqdisho Oo dilal sharciga ka baxsan fuliyey (Extra-Judicial Killings).
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay dowladi Soomaaliya ka jirto ayaa ciidammada booliska oo iyagu mushahar ...
DAAWO: Ciidanka XDS oo cabsi darteed awoodooda milleteri ku soo bandhigaya masrax qol dhexdiis!
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli aysan jirin meel kale ama aysan fagaaraha ku soo bandhigi ...
DAAWO: Xuska Sanadguurada Ciidammada XDS oo ka soconeysa Muqdisho
- Apr 11, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 12-kii April 1960-kii oo hadda ka soo ...
Kheyre oo la kulmay John Bolton. SAWIR
- Apr 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: R/W Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay la taliyaha amniga dalka ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->