DAAWO: Qarax ka dhacay Guri uu degan yahay nin taliye ku xigeen ka ahaan jirey ciidanka Booliska | Afrikada

DAAWO: Qarax ka dhacay Guri uu degan yahay nin taliye ku xigeen ka ahaan jirey ciidanka Booliska

Afrikada, Beledweyne: Qarax Miino ayaa maanta ka dhacay guriga uu magaalada Beledweyne uu ka degan yahay taliye ku xigeenkii hore ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax.

Qaraxa ayaa ka dhacay guriga dhexdiisa, waxaana la sheegay in uu ahaa Miino dhulka lagu Aasay, waxaana sidoo kale guriga qaraxu ka dhacay wax ka degan gudoomiyihii ee gobolka Hiiraan mudane Cumar Baadiyow.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan ayaa qaraxa dhacay xilli labadda mas’uul ay guriga ka maqnaayeen, isla markaana ay jireen xerada Ciidanka ee Lamagalaay.

nta la xaqiijiyay Qaraxa waxaa ku dhintay qof dumar ah, waxaana sidoo kale ku dhaawacmay 2 ruux oo kale.

SAWIRO:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Ilhaan Cumar Oo Xasillooni siyaasadeed heli weysay kadib helitaankii kursiga Kongresss-ka..
- Apr 16, 2019
Afrikada, Muqdisho: Tan iyo markii ay Ilhaan Cumar heshay kursiga kongress-ka Mareykanka waxa isa ...
Booliska Muqdisho Oo dilal sharciga ka baxsan fuliyey (Extra-Judicial Killings).
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay dowladi Soomaaliya ka jirto ayaa ciidammada booliska oo iyagu mushahar ...
DAAWO: Ciidanka XDS oo cabsi darteed awoodooda milleteri ku soo bandhigaya masrax qol dhexdiis!
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli aysan jirin meel kale ama aysan fagaaraha ku soo bandhigi ...
DAAWO: Xuska Sanadguurada Ciidammada XDS oo ka soconeysa Muqdisho
- Apr 11, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 12-kii April 1960-kii oo hadda ka soo ...
Kheyre oo la kulmay John Bolton. SAWIR
- Apr 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: R/W Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay la taliyaha amniga dalka ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->