DAAWO: Xildhibaanadii ka Soo carartay Jubbaland Oo War lama filaan ah ka dhawaajisay tirina: “Axmed Madoobe ayaan ka soo Cararay ee i qaabila” | Afrikada

DAAWO: Xildhibaanadii ka Soo carartay Jubbaland Oo War lama filaan ah ka dhawaajisay tirina: “Axmed Madoobe ayaan ka soo Cararay ee i qaabila”

Afrikada, Muqdisho: Khadiijo Aadan Cabdi oo ka mid ah Xildhibaanada maamulka Jubbaland ayaa waxaa ay sheegteen in ay ka soo carartay Magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubada Hoose, islamarkaana waxaa ay soo gaartay Magaalada Muqdisho.

Sababta ay ugu soo tagtay magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay ku sheegtay in ka dib markii ay cabsi soo wajahday, islamarkaana loo adeegsaday koox hubeysan.

Xildhibaanada ayaa waxaa ay sheegtay in Magaalada Kismaayo laga soo masoo furiyay xildhibaano aad u fara badan, islamarkaana haatan ay joogaan Magaalada Muqdisho.

Axmed Madoobe ayaa waxaa la sheegay in dhibaato badan uu ku hayo xildhibaanada ku sugan magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose, sida ay sheegeen qaar ka mid ah Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulkaasi.

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Ilhaan Cumar Oo Xasillooni siyaasadeed heli weysay kadib helitaankii kursiga Kongresss-ka..
- Apr 16, 2019
Afrikada, Muqdisho: Tan iyo markii ay Ilhaan Cumar heshay kursiga kongress-ka Mareykanka waxa isa ...
Booliska Muqdisho Oo dilal sharciga ka baxsan fuliyey (Extra-Judicial Killings).
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay dowladi Soomaaliya ka jirto ayaa ciidammada booliska oo iyagu mushahar ...
DAAWO: Ciidanka XDS oo cabsi darteed awoodooda milleteri ku soo bandhigaya masrax qol dhexdiis!
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli aysan jirin meel kale ama aysan fagaaraha ku soo bandhigi ...
DAAWO: Xuska Sanadguurada Ciidammada XDS oo ka soconeysa Muqdisho
- Apr 11, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 12-kii April 1960-kii oo hadda ka soo ...
Kheyre oo la kulmay John Bolton. SAWIR
- Apr 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: R/W Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay la taliyaha amniga dalka ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->