DEG DEG: Nin Si Xun Loogu dilay Bakaaraha iyo Wararkii maanta Soomaaliya | Afrikada

DEG DEG: Nin Si Xun Loogu dilay Bakaaraha iyo Wararkii maanta Soomaaliya

Afrikada, Muqdisho: Koox hubeysan ayaa nin ka mid ah ganacsada Suuqa bakaaraha qeybta Qudaarta waxaa ay ku dishay Goob ganacsi oo uu ku lahaa agagaarka Masaajidka Cowska ee Suuqa-bakaaraha.

Ciidanka Amniga ayaa hada goobta soo gaaray, wali lama qaadin meydka Ninkaasi oo aan ilaa hada la garaneynin sababa ka dambeeyay dilkiisa.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ay goobta soo gaareen, kuwaa oo sameynaya howlgalo lagu soo qab qabtay dhalinyaro looga shakisan yahay iney wax ka ogaayeen dilka ninkaasi la sheegay inuu kamid ahaa ganacsatada Suuqa Bakaaraha.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Ilhaan Cumar Oo Xasillooni siyaasadeed heli weysay kadib helitaankii kursiga Kongresss-ka..
- Apr 16, 2019
Afrikada, Muqdisho: Tan iyo markii ay Ilhaan Cumar heshay kursiga kongress-ka Mareykanka waxa isa ...
Booliska Muqdisho Oo dilal sharciga ka baxsan fuliyey (Extra-Judicial Killings).
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay dowladi Soomaaliya ka jirto ayaa ciidammada booliska oo iyagu mushahar ...
DAAWO: Ciidanka XDS oo cabsi darteed awoodooda milleteri ku soo bandhigaya masrax qol dhexdiis!
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli aysan jirin meel kale ama aysan fagaaraha ku soo bandhigi ...
DAAWO: Xuska Sanadguurada Ciidammada XDS oo ka soconeysa Muqdisho
- Apr 11, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 12-kii April 1960-kii oo hadda ka soo ...
Kheyre oo la kulmay John Bolton. SAWIR
- Apr 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: R/W Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay la taliyaha amniga dalka ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->