DAAWO: HEES aan Caadi aheyn Oo C/raxmaan Beyle Ducaale Soo Alifay kuna Weeraray C/raxmaan Cabdi-Shakuur | Afrikada

DAAWO: HEES aan Caadi aheyn Oo C/raxmaan Beyle Ducaale Soo Alifay kuna Weeraray C/raxmaan Cabdi-Shakuur

Afrikada, Muqdisho: Waxaa dagaalka dowladda federaalka iyo mucaaradka ku soo biiray Dr. Cabdiraxmaan Beyle oo ah wasiirka maaliyadda isla markaasina xilkaasi wasiirnimo ka soo qabtay dowlado badan.

Heesta ayaa waxaa hilfaha loogu qaadayaa mucaaradka oo beryahan dambe isku dayey in ay ka faa’iideystaan mooshinkii xildhibaannada baarlamaanka ay doonayeen in ay xilka kaga tuuraan madaxweyne Farmaajo, Dr. Cabdiraxmaan Beyle oo wasiir ka ah dowladda federaalka ayaa curinta heestani u adeegsaday heesaayaal ka soo jeeda beeshiisa.

Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ka soo jeeda gobollada Waqooyi ayaa kaalin libaax ka qaadanaya isku dirka iyo kala geynta siyaasiyiinta ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya halkaasi oo marba marka ka sii dambeysa ay mucaaradku u hanqal taagayaan kursiga madaxtooyada xilli madaxda dalka ay ku jahawareersan yihiin in ay dadka isku keenaan kadibna loo jiheysto horumar iyo in cadowga hal meel looga soo jeesto.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Ilhaan Cumar Oo Xasillooni siyaasadeed heli weysay kadib helitaankii kursiga Kongresss-ka..
- Apr 16, 2019
Afrikada, Muqdisho: Tan iyo markii ay Ilhaan Cumar heshay kursiga kongress-ka Mareykanka waxa isa ...
Booliska Muqdisho Oo dilal sharciga ka baxsan fuliyey (Extra-Judicial Killings).
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay dowladi Soomaaliya ka jirto ayaa ciidammada booliska oo iyagu mushahar ...
DAAWO: Ciidanka XDS oo cabsi darteed awoodooda milleteri ku soo bandhigaya masrax qol dhexdiis!
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli aysan jirin meel kale ama aysan fagaaraha ku soo bandhigi ...
DAAWO: Xuska Sanadguurada Ciidammada XDS oo ka soconeysa Muqdisho
- Apr 11, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 12-kii April 1960-kii oo hadda ka soo ...
Kheyre oo la kulmay John Bolton. SAWIR
- Apr 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: R/W Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay la taliyaha amniga dalka ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->