Shiinaha oo Sanceeyay dirayna labo Satellite oo ay Sacuudigu leeyihiin | Afrikada

Shiinaha oo Sanceeyay dirayna labo Satellite oo ay Sacuudigu leeyihiin

Afrikada, Shiinaha: Shiine ayaa samada sare u ganay labo Satellite oo ay leeyihiin Sacuudi Caraabiya. Waxa labadaba la diray abaarihii 12:12 p.m maalinimadii Jimcaha.

Dayax-Gacmeedyada ayaa laga ganay xarunta Jiuquan Satellite Launch Center ee ku taal W/Galbeed.. Labada gantaal ayaa iyagu waxa uu culeyskoodu ahaa midkiiba 425 kg, labada dayax gacmeed ayaa waxaa horumariyey wadanka Sacuudiga waxaana ay sheegeen in ay noqon doonaan kuwa sida dhow ula socda xogaha caalamka, iyaga oo qaada musawirada dhulka ee loo baahi qabo.

Dhismahooda ayaa waxa uu soo socday muddo 5 sano ah.

Sayruukha wadey dayax-gacmeedyadani ayaa sidoo kale waxa uu dhabarka ku sidey 10 Dayax-Gacmeed-yare.

Wararku waxa ay sheegayaan in dhammaan mashruucu muhiimadiisu ay aheyd sidii aaladahaasi hawada ama safka meerayaasha ay u geli lahaayeen.

Waa howlgalkii 293-aad ee sawaariikhda dheeraysa loo adeegsado.

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Ilhaan Cumar Oo Xasillooni siyaasadeed heli weysay kadib helitaankii kursiga Kongresss-ka..
- Apr 16, 2019
Afrikada, Muqdisho: Tan iyo markii ay Ilhaan Cumar heshay kursiga kongress-ka Mareykanka waxa isa ...
Booliska Muqdisho Oo dilal sharciga ka baxsan fuliyey (Extra-Judicial Killings).
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay dowladi Soomaaliya ka jirto ayaa ciidammada booliska oo iyagu mushahar ...
DAAWO: Ciidanka XDS oo cabsi darteed awoodooda milleteri ku soo bandhigaya masrax qol dhexdiis!
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli aysan jirin meel kale ama aysan fagaaraha ku soo bandhigi ...
DAAWO: Xuska Sanadguurada Ciidammada XDS oo ka soconeysa Muqdisho
- Apr 11, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 12-kii April 1960-kii oo hadda ka soo ...
Kheyre oo la kulmay John Bolton. SAWIR
- Apr 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: R/W Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay la taliyaha amniga dalka ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->