DHAGEYSO: Laamaha amniga oo Qaraxyo fashiliyey, magaalada Jigjiga | Afrikada

DHAGEYSO: Laamaha amniga oo Qaraxyo fashiliyey, magaalada Jigjiga

Afrikada, Jigjiga: Madax ka tirsan Dowlad goboleedka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta sheegay in ciidanka ammaanka ay gacanta ku dhigeen qaraxyo la doonaayay in ay lagu xasuuqo shacabka ku nool magaalada Jigjiga.

Qaraxyadda ayaa u badnaa Miinooyin, waxaana la doonaayay in lagu weeraro xarumo ku yaalla Magaalada Jigjiga, sidda ay sheegeen Saraakiisha Ciidanka booliska dowlad degaanka Soomaalida.

Madaxa Booliska dowlad degaanka Soomaalida Maxamed Xasan ayaa sheegay in Qaraxyaddaan ay soo abaabuleen Mas’uuliyiin ka tirsanaa maamulkii Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar ee Tallada si xoogga ah looga tuuray.

Waxaa uu sheegay in ay gacanta ku hayaan xubno lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen Qaraxyadda, islamarkaana dhawaan Maxkamad lasoo taagi doono.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiiya Mustafe Cumar ayaa dhawaan shaaciyay in xubno ka tirsanaa maamulkii hore ay qaraxyo kasoo abaabulayaan Maamulada, Somaliland, Jubbaland iyo Puntland.

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Ilhaan Cumar Oo Xasillooni siyaasadeed heli weysay kadib helitaankii kursiga Kongresss-ka..
- Apr 16, 2019
Afrikada, Muqdisho: Tan iyo markii ay Ilhaan Cumar heshay kursiga kongress-ka Mareykanka waxa isa ...
Booliska Muqdisho Oo dilal sharciga ka baxsan fuliyey (Extra-Judicial Killings).
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay dowladi Soomaaliya ka jirto ayaa ciidammada booliska oo iyagu mushahar ...
DAAWO: Ciidanka XDS oo cabsi darteed awoodooda milleteri ku soo bandhigaya masrax qol dhexdiis!
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli aysan jirin meel kale ama aysan fagaaraha ku soo bandhigi ...
DAAWO: Xuska Sanadguurada Ciidammada XDS oo ka soconeysa Muqdisho
- Apr 11, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 12-kii April 1960-kii oo hadda ka soo ...
Kheyre oo la kulmay John Bolton. SAWIR
- Apr 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: R/W Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay la taliyaha amniga dalka ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->