Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya | Afrikada

Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya

Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is reebreebka ciyaaraha Olombikada adduunka iyadoo lugta hore ay gelinkii dambe ee maanta lagu ciyaaray magaalada Addis-Ababa ee caasimada Ethiopia.

Xulalka 23-jiarada Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa wada dheelay kulankooda kowaad ee is reer reebka ciyaaraha olimikada aduunka oo lagu qabandoono magaalada Tokoyo ee dalka Japan.Kulanka ayaa qeybtii hore waxaa ay xulka Ethiopia ay ka dhaliyeen xulka Soomaaliya 2 gool.

Xulka Ethiopia ayaa labada gool waxaa u dhaliyay laacibkooda Canaan Israel eshetu daqiiqadihii 28 iyo 38-aad.

Qeybta labaad kulanka xulkeena ayaa soo bandhigay ciyaar ku dheehan farsamo,balse gool ku laad loo dhigay xidigaha Ethiopia ayay dhaliyeen waxaana caalamada casaanka ka qaatay mid ka mid ah ciyaaryahanadooda waxayna ciyaarta kusoo idlaatay 4-0 oo ay guusha ku qaatay wiilasha 23-jirada ee Ethiopia.

Lugta labaad ayay labada wadan kuwada dheelidoonaa Khamiista soo aadan wadanka Jabuuti oo guri ahaan u ah xulka Soomaaliya sanadihii laga soo gudbayna tartamo kala gedisan ku ciyaaray, haddii ay ku badiyaan shan gool iyo waxba ayay xulka Soomaaliya u gudbi karaan wareega labaad ee tartanka isreebreebka ciyaaraha Olombikada Adduunka.

READ MORE:  DHAGEYSO: Hey'adda ICG OO Warbixin ka soo Saartay Dagaalka Tukaraq

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO Somaliland oo ka carootay RUQSADII la siiyey Maraakiibta Shiineyska Iyo Shiinaha Oo Kalluunka ka Iibinaya Kenya?
- Dec 12, 2018
Afrikada, Hargeysa: Kadib markii dowladda Soomaaliya ay ruqsad siisay shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha ...
Hogaamiyeyaasha Isbedelka Waqtiga dartiis loogu kacsan yahay Caalamka AKHRISO!!!
- Dec 12, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xilli kala guur ah oo dowlad kasta ay soo bandhigeyso wixii ay ...
DHAGEYSO: Xildhibaanadii Mooshinka keenay Amar ku bixiyey in Farmaajo uusan dalka ka bixi karin?
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Maxamed Cabdulllaahi Farmaajo ayaa goor dhow soo saaray ...
Gudoomiye Mursal Oo gurigiisa laga jaray Korontada, Biyaha iyo Cuntada?
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal ayaa go'aan ku gaaray in uu ...
Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Oo loo Ogolaaday In ay la Kulmaan Gudoomiye Mursal
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaliya ee iyagu hogaaminaya aqlabiyadda inta badan ee ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->