DHAGEYSO: Wasaarado Beeniyay in koronto laga goostay+Horta Isweydii Dowladdu ma bixisaa adeeg Koronto, Annagaa is deberna iwm? | Afrikada

DHAGEYSO: Wasaarado Beeniyay in koronto laga goostay+Horta Isweydii Dowladdu ma bixisaa adeeg Koronto, Annagaa is deberna iwm?

Afrikada, Muqdisho: Iyadoo laga jawaabayo koronto la’aan maanta laga soo weriyey wasaarado badan oo ka ka mid ah wasaaradaha dowladda federaalka ee Muqdisho ayaa waxaa isa soo taraya warar sheegaya in Wasaaraduhu ay isticmalaan Matooro ay iyaga leeyihii.

Wasaaradaha arrinkani laga soo sheegay ayaa qaarkood waxa ay beeniyeen in koronto la’aan ay ka jirto.

Cabdi Casiis Ibraahim Aadan oo xoghahaye ka ah wasaaradda ganacsiga iyo wershadaha ayaa sheegay in aysan jirin Koronto ay cid kale ka soo jiitaan ama ay dowladdu iyada u gelisay.

Xoghayaha joogtada ayaa sheegay in waxa uu sheegay in Wararkaas lagu qoray Baraha Bulshada iyo Wabsite-yada ay yihiin kuwo lagu dacaayadeeynayo wasaaradaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Maanta ayaa waxaa la isla dhex marayey in korontada laga jaray xarumo dowladeed oo ay ka mid yihiin Wasaaradda Beeraha, Ganacsiga, xanaanada xoolaha, batroolka iyo gaadiidka sida aad codka hoose ku maqli doonto.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

 

 

 

READ MORE:  Dalka Eritrea oo maanta cunaqabateynta hubka laga qaadayo iyo Soomaaliya oo sanad siyaado ah loogu darayo

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->