Taajirka ugu da’yar Afrika oo la afduubtay | Afrikada

Taajirka ugu da’yar Afrika oo la afduubtay

Nin la sheegay in uu yahay maalqabeenka ugu da’yar Afrika ayay niman wajiga soo qarsaday ku afduubteen magalad Dar es Salaam ee dalka Tanzania, sida ay booliisku sheegeen.

Maxamed Dewji oo 43 jir ah ayaa laga afduubtay huteel uu ku jimicsanayay.

Saddex ruux oo arrintaas lala xiriiriyay ayaa la xiray, labada ruux ee afduubka sameeyayna waxaa la rumaysan yahay in ay ajaaniib yihiin, sida ay booliisku sheegeen.

Ma cadda ujeedada laga leeyahay afduubka Dewji.

Jariidadda dadka ladan ka faaloota ee Forbes ayaa ku warrantay in hantida Dewji ay gaarayso1.5 bilyan oo doolarka Maraykanka ah.

Dewji oo dadka deegaanku ay u yaqaannaan Mo ayaa lagu ammaanaa in ganacsiga heerkooda oo ahaa jumlo iyo tafariiq uu u badalay ganacsi Afrika ka shaqeeya.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

 

READ MORE:  DAAWO: Sacuudi Carabiya Oo ku Hanjabtay In ay Jawaab Adag ka Bixin-doonto Haddii loo Cunoqabateeyo Arrinta Jamaal Khashoggi.

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: 2 Qabiil Oo Doonaya in la rido Xukuumadda Kheyre Iyo Farmaajo?
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxaa shalay loo ...
Farmaajo Oo ay ka soo Baxday Qiyaanadii iyo XAQII Prof. JAWAARI? Ninkii uu soo magacaabay Oo dhabarka ka toogtay?!! AKHRI YAABKA
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa kacsan xaaladda magaalada Muqdisho iyada oo Mooshinki laga keenay madaxweyne Farmaajo uu ...
DHAGEYSO:-Jahwareerka siyaasadeed ee ka dhex aloosan Madaxda Dowlada.
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Sideed bil oo kaliya ka soo wareegtay markii sidaan oo kale jahwareer siyaasaded ...
Qarax dhimasho geystay oo ka dhacay Garasbaaley, Muqdisho
- Dec 9, 2018
Afrikada, Muqdisho: Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan ...
Dowladda Qadar Oo ku gacan Seyrtay Casuumadii Boqor Salmaan
- Dec 9, 2018
Afrikada, Dooxa: Wadanka Qadar wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan in amiirka wadankaasi uu ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->