DHAGEYSO: M/weyne Farmaajo Oo lagu Qaaday Heesta ERYA – ERYA Iyo Dadkii Oo aad u Murugeysan? WARBIXINTII Farsight Africa iyo IPSOS | Afrikada

DHAGEYSO: M/weyne Farmaajo Oo lagu Qaaday Heesta ERYA – ERYA Iyo Dadkii Oo aad u Murugeysan? WARBIXINTII Farsight Africa iyo IPSOS

Afrikada, Muqdisho: Xilli weli ay dhegaha shacabka ka sii guuxeyso cilmi baaris ay si wadajir ah u sameeyeen hey’adaha Farsight Africa iyo IPSOS ayaa waxaa soo muuqanaya habac-sanaan iyo hoos u dhac ku yimid or-orodkii iyo Bootadii Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka jeedin jirey shacabka hortooda isaga oo sheegi jirey in uu dadka ka kor qaadi doono cadowga dul saaran, cadowgani oo ah keliya waxa maanta shacabku ka cabanayo.

Farmaajo ayaa fariistay madaxtooyada waxaana dadku isweydiinayeen sanado badan in Farmaajo markii uu xukunka qabtay in la sixray mise in wax kale ku dhaceen, sababtoo ah sida uu isku bedelay iyo qiyaanada uu ku kacay waa mid shacabku welila yaaban yihiin.

HALKA HOOSE KA DHEGAYSO:

Maxay tahay Sababta dowladda Federalka Somaliya ay u wayday intii badneyd taageerada Shacabka hoos ka dhageyso Warbixin ku saabsan Arrimahaasi.

Cilmi baarista hey’adaha Farsight Afrika Iyo IPSOS ayaa muujisey ay in dowladdu ay ku taagan tahay dhabbihii dowladnimada balse ay hoos u dhacday kalsoonidii lagu qabay sida madaxweynaha, ra’iisul wasaaraha, garsoorka iyo baarlamaanka.

READ MORE:  AKHRISO: Guulaha Siyaasiga Abiy Ahmed ku Gaaray 100 beri, Kuwa Soomaaliduna Gaari Waayeen..!!

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: 2 Qabiil Oo Doonaya in la rido Xukuumadda Kheyre Iyo Farmaajo?
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxaa shalay loo ...
Farmaajo Oo ay ka soo Baxday Qiyaanadii iyo XAQII Prof. JAWAARI? Ninkii uu soo magacaabay Oo dhabarka ka toogtay?!! AKHRI YAABKA
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa kacsan xaaladda magaalada Muqdisho iyada oo Mooshinki laga keenay madaxweyne Farmaajo uu ...
DHAGEYSO:-Jahwareerka siyaasadeed ee ka dhex aloosan Madaxda Dowlada.
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Sideed bil oo kaliya ka soo wareegtay markii sidaan oo kale jahwareer siyaasaded ...
Qarax dhimasho geystay oo ka dhacay Garasbaaley, Muqdisho
- Dec 9, 2018
Afrikada, Muqdisho: Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan ...
Dowladda Qadar Oo ku gacan Seyrtay Casuumadii Boqor Salmaan
- Dec 9, 2018
Afrikada, Dooxa: Wadanka Qadar wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan in amiirka wadankaasi uu ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->