DHAGEYSO: Afhayeen Cusub Oo loo Magaacabay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada?

Afrikada, Muqdisho: Wareegto ka soo baxday maanta Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada ayaa waxaa siyaasiga Cabdulaahi Sheekh Xasan loogu magacaabay Afhayeenka cusub ee Golahan.

Sidoo kale, Magacaabista ayaa waxaa la ogeysiiyay dhamaan madaxda maamul Goboleedyada xubnaha ka ah golaha marka laga reebo Maamulka Hir-Shabelle.

Cabdullaahi Sheekh Xasan ayaa xilka afhayeenimo ka hor ahaa Wasiirka Dastuurka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

HALKA HOOSE KA EEG WARQADDA MAGACAABISTA:

READ MORE:  DHAGEYSO: Idaacada Al Shabaab Iyo Warbixin Si Xun Loogu Karbaashay Mukhtaar Rooboow? Ha nagu Soo Noqon Haddii kale?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Askar Gaysatay Dhac U geysata Dadka Oo maxkamadda Ciidammada la soo taagay
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Saldhiga degmada Dharkenley ayaa 25ka bishii sagaalaad ee sanadkan u soo gudbiyay ...
AKHRISO:Dowlada Itoobiya & Jabhada ONLF Oo Heshiisyo Nabadeed Ku kala Saxiixday Asmara
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF ayaa maanta magaalada Asmara ee dalka Eritrea ku ...
AKHRISO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo War ka soo Saartay Khilaafka Dowlada Dhaxe & Maamul-goboleedyada
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wasaaradda arirmaha gudaha ee dowlada Federaalka Somalia ayaa War ka soo saartay ...
21 OKTOOBAR: Shacabka Gobolada Waqooyi Ma waxay Ka Dagaalameen Jaad Joojintii, Mise Cadaadis Kacaanka kaga Yimid
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Maanta waxaa afartan iyo sagaal sanno laga joogaa markii ciidanka xooga dalka ...
DHAGEYSO: M/Weyne Xaaf Oo Ku Baaqay In Ciidamo Xoog badan ay Sameystaan Hogaamiye goboleedyada?
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Mamulka Puntland waxaa ka socda Shirka Golaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->