DHACDO NAXDIN LEH: Nin Adeerkii Dilay kadib markii uu Hooyadii masaafeystay? | Afrikada

DHACDO NAXDIN LEH: Nin Adeerkii Dilay kadib markii uu Hooyadii masaafeystay?

Afrikada, Mudug: Dhacdo naxdin leh ayaa ka dhacday xalay duleedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, kadib markii Wiil dil u geystay adeerkii qabay hooyadii oo markii hore masaafeystay.

Dhacdadaan naxdinta leh ayaa waxa ay ka dhacday deegaanka Laanbaar oo dhaca duleedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug dhanka maamulka Galmudug.

Ninka falka dilka ah geystay ayaa ka hor inta aanu dilin adeerkii ugu yeeray martiqaad, kadib martiqaadkana dilay.

Allaha u naxariistee marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cabdi Dhoore waxaana uu ka mid ahaa odayaasha deegaankaasi.

Sababta uu wiilkaasi adeerkiis hooyadii qabay u dilay ayaa lagu sheegay in uu ka xumaaday masaafada uu adeerkiis masaafeeystay hooyadiis.

READ MORE:  Dadkii ku gubtay daartii Grenfell Tower Oo magayadooda la akhriyay

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO Somaliland oo ka carootay RUQSADII la siiyey Maraakiibta Shiineyska Iyo Shiinaha Oo Kalluunka ka Iibinaya Kenya?
- Dec 12, 2018
Afrikada, Hargeysa: Kadib markii dowladda Soomaaliya ay ruqsad siisay shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha ...
Hogaamiyeyaasha Isbedelka Waqtiga dartiis loogu kacsan yahay Caalamka AKHRISO!!!
- Dec 12, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xilli kala guur ah oo dowlad kasta ay soo bandhigeyso wixii ay ...
DHAGEYSO: Xildhibaanadii Mooshinka keenay Amar ku bixiyey in Farmaajo uusan dalka ka bixi karin?
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Maxamed Cabdulllaahi Farmaajo ayaa goor dhow soo saaray ...
Gudoomiye Mursal Oo gurigiisa laga jaray Korontada, Biyaha iyo Cuntada?
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal ayaa go'aan ku gaaray in uu ...
Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Oo loo Ogolaaday In ay la Kulmaan Gudoomiye Mursal
- Dec 11, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaliya ee iyagu hogaaminaya aqlabiyadda inta badan ee ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->